War Deg Deg:-Ciidamada Amaanka oo Qabtay Gaari Qarax Loogu Shakiyay

0
Sunday August 20, 2017 - 11:10:53 in Wararka by
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:-Ciidamada Amaanka oo Qabtay Gaari Qarax Loogu Shakiyay

    Sida ay inoo xaqiijiyeen laamaha amaanka Dowladda Federaalka Soomaliya Gaari loo maleynayo in ay saaran yihiin walxaha qarxa ayaa yaalla Iridda Jaamacadda Umadda,dhanka Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay inoo xaqiijiyeen laamaha amaanka Dowladda Federaalka Soomaliya Gaari loo maleynayo in ay saaran yihiin walxaha qarxa ayaa yaalla Iridda Jaamacadda Umadda,dhanka Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho.

Gaariga la qabtay ayaa noociisa lagu sheegay Spacia,waxaana wadooyinka soo gala Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho xirey Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya,waxaana loo diiday in shacabkaisticmaalaan.

Sidoo kale waxaa loo yeeray Ciidamada Miino baarista Dowlada Soomaliya siay arinta u xaqiijiyaan.

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay sameynayay howlgalo ay ku qabanayeen gawaarida lagu soo xiro waxyabaha qarxa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip