Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Magaalada Buuhoodle

0
Saturday August 19, 2017 - 20:49:31 in Wararka by
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Magaalada Buuhoodle

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Saakay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee xarunta maamulka Khaatuma.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Saakay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee xarunta maamulka Khaatuma.

Inta la xaqiijiyay dagaalkaasi waxaa ku dhintay Saddex qof ,halka ku dhawaad 6 qofna ay ku dhaawacmeen.

Dagaalkaasi ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyay labo garab oo maamulka Khaatuma uu u kala jabay.

Dagaalka ayaa la sheegaya in uu Goor dhow uu Joogay inkastoo wali xabado goos goos ah laga maqlaayo Xaafadaha Magaalada Buuhoodle.

Kooxihii dagaallamay ayaa lagu soo waramaya in ay hadda kula sugan yihiin labada dhinac ee Magaalada.

Waxgaradka maamulka Khaatuma ayaa wadda dadaallo kala duwan oo lagu xalinaayo xaaladda Buuhoodle.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip