Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Toogtay Gudaha Dalka Mareykanka
Xuseen xasan oo 46 jir qaxooti ah soomaaliyeed ah ayaa toogasho ay ku dileen booliiska magaalada Washington ee dalka mareykanka xili Isfahan darro ay soo kala dhexgashay laamaha amaanka ee dalkaasi.
Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa sarkaal sare oo kamid ah laamaha amaanka waxa uu sheegay in baaritaano ay ku socdeen tan iyo bishii October ee sanadkii hore xiligaa oo sidoo kale gurigiisa laga baadi goobay isaga oo u baxsaday dalka Canada.
Xuseen xasan oo ah muwaadinka ay toogteen ciidamada booliiska ayaa iska caabiyay xabsi lala damacsanaa lacag dhan 1,000 bond$ oo uu bixiyay.
Waxaa sidoo kale mudwaadinkan soomaaliyeed lagu eedeeyay in uusan xaadirin maxkamada si loo dhageesto eedamaha loo soo jeediyay