WARBIXIN: Tababare Conte Oo Maamulka Kooxdiisa Ka Dalbaday In Ay Dalab Ka Gudbiyaan Xiddig Man United Horay Ugu Hungowday

0
Thursday August 10, 2017 - 10:17:45 in Sports News by
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARBIXIN: Tababare Conte Oo Maamulka Kooxdiisa Ka Dalbaday In Ay Dalab Ka Gudbiyaan Xiddig Man United Horay Ugu Hungowday

    Tababaraha kooxda chelsea Antonio Conte ayaa maamulka kooxdiisa u sheegay in ay la soo saxiixdaan xiddig khadka dhexe ah kadib markii uu iibiyay xiddiga reer Serbia ee Matic oo ku biiray kooxda Man United.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda chelsea Antonio Conte ayaa maamulka kooxdiisa u sheegay in ay la soo saxiixdaan xiddig khadka dhexe ah kadib markii uu iibiyay xiddiga reer Serbia ee Matic oo ku biiray kooxda Man United.

Waxa ay u muuqataa in aanu tababare conte ku faraxsanayn khadkiisa dhexe ee kooxda chelsea waxana uu doonayaa in uu la soo saxiixdo xiddigo kale.

Blues ayaa wakhti hore la soo saxiixatay Caballero, Rudiger, Bakayoko iyo Morata xilli uu tababare Conte doonayso in uu xiddigo kale ku soo daro kooxdiisa.

 

Wargayska Sport ayaa sheegaya in uu tababaraha reer Italy uu maamulka kooxdiisa u sheegay in ay dalab ka gudbiyeen xiddiga reer Spain ee Sergi Roberto.

Kooxda Barcelona ayaa man United dhawaan ka soo diiday dalab 36 milyan ah oo ay ka gudbisay xiddigan reer Spain iyaga oo xiddigan u arka xiddig mustaqbal ku leh kooxda Catalonia.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip