Real Madrid Oo Ku Dhaqaaqaysa Qorshe Ay Barcelona Uga Hor Istaagayso Saxiixa Marco Asensio Maxay Damacsantahay

0
Thursday August 10, 2017 - 10:15:04 in Sports News by
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid Oo Ku Dhaqaaqaysa Qorshe Ay Barcelona Uga Hor Istaagayso Saxiixa Marco Asensio Maxay Damacsantahay

    Wararka ka imanaya dalka Spian ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid dhaqaaqayso qorshe ay kooxda Barcelona uga hor istaagayso saxiixa xiddiga da,yarka reer Spain ee Marco Asensio oo maanta lala xiriirinayo kooxda Barcelona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya dalka Spian ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid dhaqaaqayso qorshe ay kooxda Barcelona uga hor istaagayso saxiixa xiddiga da,yarka reer Spain ee Marco Asensio oo maanta lala xiriirinayo kooxda Barcelona.

Wargayska Mundo Deporivo ayaa sheegaya in ay Kooxda Barcelona si lama filaan ah ugu dhaqaaqayso saxiixa da,yarka reer Spain ee Marco Asensio kadib markii xalay Liverpool ka soo diiday dalab dhan 100 Milyan oo ay ku doonaysa Philipe Coutinho.

Barcelona ayaa wali suuqa ugu jirta xiddig ay ku buuxiso booskii uu baneeyay Neymar oo si lama filaan ah PSG ugu biiray lacag dhan 200 milyan oo euro.

 

Marco Asensio ayaa haatan Lagu Bur-burin karaa heshiiska uu kula jiro kooxda Real Madrid lacag dhan 80 Milyan oo euro laakiin Real Madrid ayaa doonaysa in ay ka dhigto 150 Milyan oo euro si ay albaabka uga xirato Barcelona.

Wararka ayaa sheegaya in ay Kooxda Real Madrid doonayso in ay heshiis cusub oo 5 sano ah ka saxiixato kadib markii uu tababaraha da,yarka ah ku qancay qorshaha Tababare Zidane.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip