Zidane Oo Ka Hor Kulanka Caawa Sameeyay Arin Ka Careysiin Karta Taageerayaasha Real

0
Tuesday August 08, 2017 - 21:33:19 in Sports News by
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zidane Oo Ka Hor Kulanka Caawa Sameeyay Arin Ka Careysiin Karta Taageerayaasha Real

    Maamulaha Kooxda kubada cagta Real Madrid, Zidane ee dalka Spain ayaa wuxuu soo bandhigay shaxda uu garoonka keenayo kulanka ay caawa kooxdiisu la dheeleyso United ee ah Finalka Koobka Super Cup-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulaha Kooxda kubada cagta Real Madrid, Zidane ee dalka Spain ayaa wuxuu soo bandhigay shaxda uu garoonka keenayo kulanka ay caawa kooxdiisu la dheeleyso United ee ah Finalka Koobka Super Cup-ka.

Kulankaan ayaa wuxuu ka dhacayaa dalka Macedonia, iyadoona shaxda Zidane uu soo saaray uu ka maqan yahay xiddiga ay ku dhaartaan Jamaahiurta Los Blanco see Cristiano Ronaldo.

Halkaan Hoose ka arag Shaxda Madrid.

 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip