Man United Oo Qiratay Inay Saxiixa Ivan Perisic Ku Guul Dareesatay

0
Tuesday August 08, 2017 - 13:05:47 in Sports News by
  • Visits: 602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United Oo Qiratay Inay Saxiixa Ivan Perisic Ku Guul Dareesatay

    Tan iyo bilawgii xagaagan kooxda Man United waxay siweyn baadi goob ugu jirtay soo qaadashadaIvan Perisic oo Inter Milan ka tirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo bilawgii xagaagan kooxda Man United waxay siweyn baadi goob ugu jirtay soo qaadashadaIvan Perisic oo Inter Milan ka tirsan.

Balse Jose Mourinho ayaa si rasmi ah saxaafada ugu sheegay in Man United ay ku guul dareesatay qorsho walbo ayIvan Perisic ku keeni laheyd garoonka Old Trafford.

Mourinho mar wax laga weydiiyay sababta ayIvan Perisic usoo qaadan waayeen wuxuu yiri "Waa kubada waxa lagu arko dhib malahan inaa mararka qaar cayaaryahanka aad rabtid heli weysid”

Inter Milan labo dalab oo Man United kasoo gaaray dhankaIvan Perisic ayay iska diiday waxayna kooxda reer Talyaani ku adkeesatay in xidigaan ay ku fasixi karto 55-milyan oo euro ah weyna gaari weesay lacagtaas Man United inay bixiso.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip