Sidee Ayey Noqon Doontaa Shaxda Chelsea Hadii Ay Soo Iibsato Gareth Bale Kuna Sii Heyso London Eden Hazard?

0
Sunday August 06, 2017 - 13:39:48 in Sports News by
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee Ayey Noqon Doontaa Shaxda Chelsea Hadii Ay Soo Iibsato Gareth Bale Kuna Sii Heyso London Eden Hazard?

    Chelsea ayaa lasoo warinayaa iney kusoo biirtay loolanka ciyaariyahanka garabka kaga ciyaara Real Madrid Gareth Bale kaas oo lasoo warinayo inuusan raaxo ku dareemeynin nolosha caasimadda kana cabsi qaba in lagu dul keeno Kylian Mbappe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa lasoo warinayaa iney kusoo biirtay loolanka ciyaariyahanka garabka kaga ciyaara Real Madrid Gareth Bale kaas oo lasoo warinayo inuusan raaxo ku dareemeynin nolosha caasimadda kana cabsi qaba in lagu dul keeno Kylian Mbappe.

Milkiilaha reer Russia Roman Abramovich ayaa diyaar u noqonaya inuu keeno Stamford Bridge xidigaan sida ay soo warinayaan warbaahinta Ingiriiska, balse Express ayaa soo bandhigtay shaxda Blues hadii ay lasoo wareegto Gareth Bale sidoo kalana gurigeeda kusii heyso Eden Hazard.

Gareth Bale wuxu ka garab ciyaari doonaa Eden Hazard iyo Alvaro Morata dhanka weerarka iyadoo tababaraha Blues uusan marnaba ka faaruqi doonin inuu ciyaaro daafaciisa shanta ah ee uu mar walba adeegsado.

SHAXDA BLUES:

GOOLHAYE:

Thibaut Courtois

DAAFACA DHEXE:

Moses, Luiz, Azpilicueta, Rudiger, Alonso.

KHADKA DHEXE:

Bokayoko, Kante, Eden Hazard, Gareth Bale

WERARKA:

Alvaro Morata.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip