Hordhac: Bayern Munich Vs Liverpool: Klopp Oo Markii Ugu Horaysa Ka Hor Imanaya Bayern Munich Isaga Oo Liverpool Hogaaminaya

0
Tuesday August 01, 2017 - 10:46:20 in Sports News by
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Bayern Munich Vs Liverpool: Klopp Oo Markii Ugu Horaysa Ka Hor Imanaya Bayern Munich Isaga Oo Liverpool Hogaaminaya

    Kooxaha Liverpool iyo Bayern Munich ayaa isaga hor iman doona kulan xiiso leh oo ka tirsan tartanka Audi cup ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee 2017-18.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Liverpool iyo Bayern Munich ayaa isaga hor iman doona kulan xiiso leh oo ka tirsan tartanka Audi cup ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee 2017-18.

Kulankan ayaa lagu ciyaari doonaa garoonka kooxda Bayern Munich ee Allianz Arena xilli kooxda kulankan badisa ay wajihi doonto kooxda soo badisa kooxaha Atletico Madrid iyo Napoli.

Tartanka ayaa ah kulamadii ugu dambeeyay ee ay kooxda Bayern Munich ciyaaraysay ka hor kulankooda Super cup-ka ay la ciyaari doonaan kooxda Borussia Dortmund 5 bish August.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib
 

Dhanka kale Liverpool ayaa tartankan kadib la ciyaari doonta kooxda Atletico Bilboa iyada oo kula ciyaari doonta garoonkeeda Anfield ka hor inta ayna bilaaban horyaalka premier league 12 bisha August.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip