Liiska Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Ama Ka Baxday Shanta Kooxood Ee Horyaalka Talyaaniga Ugu Waa Wayn Iyo Diyaar Garawgooda Xili Ciyaareedka Cusub.

0
Sunday July 30, 2017 - 10:19:30 in Sports News by
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Ama Ka Baxday Shanta Kooxood Ee Horyaalka Talyaaniga Ugu Waa Wayn Iyo Diyaar Garawgooda Xili Ciyaareedka Cusub.

    Waxaa soo dhawaanaya waqtiga uu furmi doono xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaanigu waxaana jira diyaar garaw wayn oo ay wadaan kooxaha waa wayn ee Seria A. Iyada oo sanadihii la soo dhaafay ay Juventus horyaalka Seria A iska yeelatay ayay koo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo dhawaanaya waqtiga uu furmi doono xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaanigu waxaana jira diyaar garaw wayn oo ay wadaan kooxaha waa wayn ee Seria A. Iyada oo sanadihii la soo dhaafay ay Juventus horyaalka Seria A iska yeelatay ayay kooxaha waa wayn ee Talyaani doonayaan sidii ay maamulka Old Lady u soo gabagabayn lahaayeen.

Waxaa jira dhaq dhaqaaq wayn oo ka socda suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Talyaaniga iyada oo ciyaartoy badani u kala wareegayaan kooxaha dhex dooda isla markaana ay horyaalada kale ka soo dukaamaysanayaan. Haddaba shabakada Gool24.net ayaa halkan idiinku soo koobaysa dhamaan dhaq dhaqaaqii suuqa kala iibsiga ee ay xagaagan sameeyeen shanta kooxood ee Seria A ugu waa wayni.

Warka ugu wayn ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda horyaalka Talyaaniga ee xagaagan ayaa ahaa in difaacii kooxda Juventus eeLeonardo Bonucci uu si layaableh ugu wareegay kooxda wacdaraha layaabka leh suuqa ka dhigaysa ee AC Milan.

Waxaanu koox kasta si gaar ah u eegi doonaa cida suuqa kala iibsiga uga soo biiray iyo waliba ciyaartoyda ama cida kale e kooxdooda ka baxday halkan ayaanad kaga bogan kartaa.

JUVENTUS:

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay:Cuadrado (Chelsea, 20 million euros), Benatia (Bayern, 17m euros),Betancur (Boca, 10.5m euros),Douglas Costa (Bayern, amaah),Szczesny (Arsenal, 10m euros),De Sciglio(Milan, 12m euros

Ciyaartoyda Ka Baxday:Coman (Bayern, 21m euros), Zaza (Valencia, 16m euros), Donis (Stuttgart, 3m euros), Marzouk (Lugano, 0.4m euros),Dani Alves (PSG, xor), Cavion (Cremonese, xor), Djalo (Lugo, xor), Hidalgo (Cadiz, xor), Soumah (Chiasso, amaah), Beltrame (Go Ahead Eagles, amaah), Mattiello (SPAL, amaah), Udoh (Chiasso, amaah), Pellizzari (Wattens, amaah), Pellini (xor), Siani (xor), De Ceglie (xor), Anacoura (xor), Kabashi (xor), Bouy (xor),Neto (Valencia, 7m euros), Vitale (Venecia, amaah), Ganz (Pescara, 0.8m euros), Orsolini (Atalanta, amaah),Bonucci (Milan, 42m euros), Tello (Bari, amaah), Pasquato (Legia Warsaw), Nicola Leali (Zulte, amaah)

NAPOLI:

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay:Maksimovic (Torino, 20 million euros), Rog, (Dinamo Zagreb, 13m euros), Ounas (Bordeaux, 10m euros),Rui (Roma, amaah)

Ciyaartoyda Ka baxday:De Guzman (Eintracht, xor), Celiento (Viterbese), Gaetano (xor), Palmiero (xor), Nicolao (xor), Maiello (Frosinone, 1.2m euros), Alberto Grassi (SPAL, amaah)

AS ROMA:

Cida Ku Soo Biirtay:Di Francesco (Sassuolo, tababaraha cusub),Karsdorp (Feyenoord, 14 million euros), Bruno Peres (Torino, 12.5m euros),Pellegrini (Sassuolo, 10m euros), Juan Jesus (Inter, 8m euros), Mario Rui (Empoli, 6m euros),Hector Moreno, (PSV, 5.7m euros),Gonalons (Lyon, 5m euros), Fazio (Tottenham, 3.2m euros), Cengiz Under (Basaksehir, 13.4m euros), Defrel (Sassuolo, loan), Kolarov (Man City, 5m)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Mohamed Salah (Liverpool, 42m euros), Paredes (Zenit, 23m euros), Ricci (Sassuolo, 4.5m euros), Frediani (Parma, xor), Pepin (Brescia), Falasco (Avellino, xor),Doumbia (Sporting, amaah), D’Urso (ascoli, amaah),Totti (ciyaaraha ka fadhiistay), Cedric (xor), Svedkauskas (xor), Verde (Hellas Verona, amaah),Rudiger (Chelsea, 35m euros),Ponce (Lille, amaah), Calabresi (Spezia, amaah), Rui (Napoli, amaah)

AC MILAN:

Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay:Andre Silva (Porto, 38 million euros),Calhanoglu (Leverkusen, 22m euros),Kessie (Atalanta, 28m euros),Ricardo Rodriguez (Wolfsburg, 18m euros),Musacchio (Villarreal, 18m euros),Borini (Sunderland, amaah),Conti (Atalanta, 24m euros), Antonio Donnarumma (Asteras, xor),Bonucci (Juventus, 42m euros),Biglia (Lazio, 17m euros)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Vido (Atalanta, 1m euros), Diego Lopez (Espanyol, 1m euros), Poli (Bologna, xor), Bianchimano (Reggina, free), Plizzari (Ternana, loan), Kucka (Trabzonspor), Honda (free), Lo (free), Oduamadi (xor), Mastour (xor),Deulofeu (Everton, amaahdii ku joogay ayaa dhamaatay), Bertolacci (Genoa, amaah), Lapadula (Genoa, amaah), De Sciglio (Juventus, 12m euros), Leonel Vangioni (Monterrey)

INTER MILAN:

Cida Ku Soo Biirtay:Luciano Spalletti (Roma, tababaraha cusub),Borja Valero (Fiorentina, 5.5 million euros),Skriniar (Sampdoria, 15m euros), Zaniolo (Entella, 1.8m euros), Odgaard (Lyngby, 1.5m euros), Padelli (Torino, free).

Ciyaartoyda Ka Baxday: Capari (Sampdoria, 15m euros),Banega (Sevilla, 9m euros), Juan Jesus (Roma, 8m euros), Dimarco (Sion, 4m euros), Taider (Bologna, 4m euros), Miangue (Cagliari, 3.5m euros), Eguelfi (Atalanta, 1.5m euros), Erkin (Besiktas, 0.75m euros), Gyamfi (Benevento, 0.28m euros), Felipe Melo (Palmeiras, xor), Carrizo (Monterrey, xor), Ogunseye (Olbia), Palazzi (Pescara, amaah), Andreolli (Cagliari, xor), Hottor (xor), Pinton (xor), Rodrigo Palacio (xor), Eloge Yao (Lugano, 1.5m)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip