Daawo : Goolashii Barcelona Ku Garaaceen Real Madrid , 3/2 Ayay Uga Talaabsadeen

0
Sunday July 30, 2017 - 10:14:54 in Sports News by
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Goolashii Barcelona Ku Garaaceen Real Madrid , 3/2 Ayay Uga Talaabsadeen

    Barcelona ayaa guul 3/2 waxa ay ka gaareen Real Madrid oo ay wada ciyaaren kullan ka tirsan tartanka International Champions Cup -ka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa guul 3/2 waxa ay ka gaareen Real Madrid oo ay wada ciyaaren kullan ka tirsan tartanka International Champions Cup -ka .

Kulankaan oo ay MSN u joogeen Barcelona halka Real-na kaliya uu ka maqnaa Ronaldo ayaa waxaa Barca sedexdas gool u kala dhaliyay Messi ,Ivan Rakitic iyo Gerard Pique halka Real-na uu u dhaliyay labadaas gool Mateo Kovacic

Shaxda ay labdaas koox ku soo biloowdeen ayaa aheyd sida tan

REAL: Navas; Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo; Kovacic, Casemiro, Modric; Asensio, Benzema, Bale

BARCA: Cillessen; Vidal, Umtiti, Pique, Alba; Iniesta, Rakitic, Busquets; Neymar, Suarez, Messi,

hadaba Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip