Muuqaal: Daawo Neymar Iyo Daafac Ka Tirsan Barca Oo Is Feeray, Sheeko Meel Xun Gaartay

0
Saturday July 29, 2017 - 10:06:41 in Sports News by
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuqaal: Daawo Neymar Iyo Daafac Ka Tirsan Barca Oo Is Feeray, Sheeko Meel Xun Gaartay

    Waxaa baraha bulshadda gaara ahaan kuwa ay sida weyn u adeegsadaan bahda ciyaaraha qabsaday muuqaal gaaban oo muujinayaa in ay dagaalamayaan xiddigaha kawadda tirsan Barca, ee kala ah Neymar iyo Semedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa baraha bulshadda gaara ahaan kuwa ay sida weyn u adeegsadaan bahda ciyaaraha qabsaday muuqaal gaaban oo muujinayaa in ay dagaalamayaan xiddigaha kawadda tirsan Barca, ee kala ah Neymar iyo Semedo.

Semedo, waa Daafaca dhawaan kusoo biiray Kooxdaan, wuxuuna kaga yimid dhankaa iyo naadiga Banfica, waxaana lagu soo iibsaday aduun dhan 30 Malyuun, isagoona soo leh awood ciyaareed oo cajiib ah.

Muuqaalkaan ayaa wuxuu daboolka ka qaadayaa in Neymar iyo Wiilkaan ay isku dhaceen, iyadoona uu dhaxmaray dagaal gacan ka hadlay gaaray, kaasoo ugu dambeyntii la xaliyay.

Haddaba, halkaan hoose ka daawo muuqaalka sheekadda xiisaha leh ee dhaxmartay Semedo iyo Neymar.

Video Player
 
00:00
00:42
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip