Daawo: Dagaalka Waalida Ah Ee Dhex Mara Xiddigaha Iyo Garsoorayaasha Aamini Maysido Waxa Dhacay

0
Wednesday July 26, 2017 - 11:04:21 in Sports News by
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dagaalka Waalida Ah Ee Dhex Mara Xiddigaha Iyo Garsoorayaasha Aamini Maysido Waxa Dhacay

    Ma Dhacdo inta badan laakiin waa dhacdo ka dhacdo garoomada kubada cagta adduunka waana dhacdo inta badan dadka qaar ka qoslisa qaar kalena ka nixisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Dhacdo inta badan laakiin waa dhacdo ka dhacdo garoomada kubada cagta adduunka waana dhacdo inta badan dadka qaar ka qoslisa qaar kalena ka nixisa.

Waxa jira marar badan oo ay dhacdo in ay dagaal gacan ka hadal ah isaga hor yimaadaan garsoorayaasha dhex dhexaadinaya ciyaarta iyo xiddigaha ciyaaraya.

Waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa dagaalka gacan ka hadalka ah ee mar-marka qaar dhex mara garsoorayaasha iyo Xiddiga kulanka ciyaarayaLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip