Daawo: Goolashii Ay Kooxda Roma Ku Garaacday Kooxda Tottenham

0
Wednesday July 26, 2017 - 10:56:40 in Sports News by
  • Visits: 552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Goolashii Ay Kooxda Roma Ku Garaacday Kooxda Tottenham

    Kooxda Roma ayaa guul ka gaartay kooxda reer England ee Tottenham kulan kulan ka tirsan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee International champions cup.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Roma ayaa guul ka gaartay kooxda reer England ee Tottenham kulan kulan ka tirsan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee International champions cup.

Goolasha kooxda Roma oo bilowdaybdaqiiqadii 13-aad ayay kala dhaliyeen xiddigaha Diego Perotti,Cengiz Under iyo Marco Tumminello.

Halka goolasha kooxda Tottenham oo bilowday daqiiqadii 87-aad kala dhaliyee xiddigaha Harry Winks iyo Vincent JanssenLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip