Lukaku oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United
Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay heshiish la gaartay Romelu Lukaku kadib markii uu saxiixay heshiish shan sano ah iyo sanad dheeri ah.
24 sano jirkaan heerka Caalami ee Belgiamka u dhashay ayaa si toos ah ula midoowi doono Kooxda inteeda kale oo caawa fiidkii tababarkooda ku qaadan doono magaalada Los Angelos.
Romelu waa weeraryahankii ku soo bixi öahaa Kooxda United. Waana mid leh masuuliyad sare waana laacib weyn. Waa mid fudud inuu noqdaa mid la wada doonaaye waana mid wax badan nagu soo kordhin doono. Waxaa u maleeynaa in dhalinyarada ay soo dhaweeyn doonaan. Waxaan mar kale sugayaa inaa la shaqeeyo.