DHAGEYSO: Xaalad adag oo soo wajahday xoolo dhaqatada ismaamulka Tana River ee Kenya

0
Saturday June 24, 2017 - 20:28:09 in Wararka by
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Xaalad adag oo soo wajahday xoolo dhaqatada ismaamulka Tana River ee Kenya

    Waxaa daruuf dhanka nolosha ah ay soo wajahday Xoola Dhaqatadii dhowr Todobaad ka hor ay Ciidamada Millatariga Kenya ay Geela kaga laayeen Howlgal Ka dhacay Ismaamul Goboleedka Tana River oo Ka tirsan Gobolka Xeebta dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa daruuf dhanka nolosha ah ay soo wajahday Xoola Dhaqatadii dhowr Todobaad ka hor ay Ciidamada Millatariga Kenya ay Geela kaga laayeen Howlgal Ka dhacay Ismaamul Goboleedka Tana River oo Ka tirsan Gobolka Xeebta dalka Kenya.

Qaar ka tirsan xoolo dhaqatada oo la hadlay Risaala ayaa waxa ay sheegeen in ay ku nool yihiin xaalad adag oo dhanka nolosha ah, oo xilligan soo wajahday.

Waxa ay sheegeen in Geellooda laga dhameeyay, Aqaladoodana la gubay, hadana ay halis ku jiraan cauurtooda, waxayna Dowladda iyo shacabka ka codsadeen caawimaad deg deg ah.

Warbixinta warkan waxaa Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya inooga soo diray wariyaha Risaala ee magaaladaasi C/qani Maxamed Cali.

Audio Player




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip