QM oo Ilaalinta Badda Soomaaliya Ku Wareejisay Shirkad Caalami ah

0
Saturday June 24, 2017 - 20:22:16 in Wararka by
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QM oo Ilaalinta Badda Soomaaliya Ku Wareejisay Shirkad Caalami ah

    Hay'adda ilaalinta xeebaha iyo badaha ee loo saagaabiyo SRT ayaa sheegtay in ay ku guuleesatay heshiis ay la gashay dowlada Federalka ee Soomaaliya kaa oo ku aadan ilaalinta biyaha iyo xeebaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda ilaalinta xeebaha iyo badaha ee loo saagaabiyo SRT ayaa sheegtay in ay ku guuleesatay heshiis ay la gashay dowlada Federalka ee Soomaaliya kaa oo ku aadan ilaalinta biyaha iyo xeebaha Soomaaliya.

Shirkadan SRT ayaa isticmaali doonto aalado lagu xiriiro iyo Settelite si looga hortago maraakiibta sida sharci darrada ah ugu kaluumeesto biya Soomaaliya iyo kooxaha burcad badeeda ee afduubka u geesta maraakiibta ganacsi ee isticmaala biyaha Soomaaliya.

Mashruucan ayaa ah mid ay taageerayaan hay’adda ladagaalanka burcad badeeda si loo taageero dowladaha maraakiibtooda dagaalka looga soo horjeedo kooxaha burcad badeeda looga hortago.

Nidaamkan Cusub ayaa ah mid kor u qaadaya nabad galyada biyaha Soomaaliya iyo la dagaalanka howlaha ay wadaan kooxaha burcad badeeda iyadoo dhanka kale laga hortagayo doomaha Soomaaliya ka sameeya kaluumeesiga sharci darrada iyo maareynta doomaha sita aqoonsiga u fasaxaya in la kaluumeesato.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip