Dowladda Soomaliya oo Soo Bandhigaysa Madaxii Amniyaadka Al-shabaab

0
Saturday June 24, 2017 - 20:06:32 in Wararka by
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaliya oo Soo Bandhigaysa Madaxii Amniyaadka Al-shabaab

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Hay'adaha Ammaanka dowladda Federaalka In ay soo bandhigayaan saacadaha soo socda mid ka mid ah Amiirada Al-shabaab oo dhowaan lagu qabtay Howlgal laga sameeyay gudaha Suuqa Bakaaraha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Hay'adaha Ammaanka dowladda Federaalka In ay soo bandhigayaan saacadaha soo socda mid ka mid ah Amiirada Al-shabaab oo dhowaan lagu qabtay Howlgal laga sameeyay gudaha Suuqa Bakaaraha.

Hay’adaha ammaanka magaalada Muqdisho warar laga helayo ayaa sheegayain Saxaafadda loo soo bandhigi doono C/waaxid Axmed Khaliif (CiiseTarabuun) oo ahaa Madaxii Amniyaadka Al-shbaab ee Gobolka banaadir oo dhowaan lagu soo qabtay howlgal ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay dhowaan in Ciise Tarabuun uuy ahay Madaxa Amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Banaadir, islamarkaana uu ka dambeeyay dilal qorshaysan oo ka dhacay magaalada.

C/Waaxid Axmed Khaliif (CiiseTarabuun) oo Waa ninkii ugu heer sareeyay ee u soo gacan gala dowladda Federaalka, kana tirsan Xarakada Alshabaab,inkastoo dagaalayahanada Xarakada Al-shaabab aysan qiranin sheegada dowladda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip