Dowladda oo fasaxday shaqaalaha rayidka ah

0
Saturday June 24, 2017 - 19:53:59 in Wararka by
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo fasaxday shaqaalaha rayidka ah

    Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha dowladda Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa hey'adaha gaarka ah la fasaxay 3-da maalin ee soo socota munaasabadda Ciida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha dowladda Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa hey'adaha gaarka ah la fasaxay 3-da maalin ee soo socota munaasabadda Ciida.

Maalmaha ciida ayaa badi la fasaxaa shaqaalaha dowladda, waxaana sanadkaan isku soo aaday Maalinta ciida iyo Munaasabada 26-ka June oo ku began israacii labada Gobol ee waqooyi iyo Koonfur.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha ayaa sidaan u qornaa:

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada waxaa ay ku wargelineysaa dhammaan shaqaalaha hey’adaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo hey’adaha gaarka loo leeyahay shaqaalahooda in ay tahay fasaxa Ciidul Fitriga 2 maalmood iyo hal maalin oo ah maalinta xuriyadda ee gobollada Waqooyi 25-26-27 June 2017 oo maalinta 26 June loo soo raray maalinta Talaadada.

Sida ku cad sharciga shaqaalaha L. 11 Qod. 30aad, farqada 2aad iyo xeerka shaqada(Labour Code 65) ee soo baxay 18/10/1972dii, qodobkiisa 86aad Faqradiisa(b) in ay fasax yihiin shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maalmahaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip