Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay xubnaha maamulka Gobolka Sh/Dhexe

0
Saturday June 24, 2017 - 10:59:59 in Wararka by
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay xubnaha maamulka Gobolka Sh/Dhexe

    Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu dhameystiray Xubnaha Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe ee Heer Gobol, iyadoo Madaxweynaha Hirshabeelle uu horey u magaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu dhameystiray Xubnaha Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe ee Heer Gobol, iyadoo Madaxweynaha Hirshabeelle uu horey u magacaabay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Mudane Axmed Meyre Makaraan, waxaana gabi ahaanba la dhameystiray maamulka intiisa kale.

Sidoo kale Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay Maamulka Magaalada Jowhar ee Xaruta Gobolka Shabeelaha dhexe, waxaana Xilalkii laga qaday Dhamaan Xubnaha Maamulka Degmada uu ugu horeeyo Guddoomiyihii Degmada Jowhar.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip