Sharciyada cusub ee kubadda cagta:

0
Sunday June 18, 2017 - 22:36:57 in Wararka by
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sharciyada cusub ee kubadda cagta:

    Sharciyada cusub ee kubadda cagta:Waxaa la qorsheynaayaa in wax laga beddelo sharciyada aasaasiga ah ee kubadda cagta. Qodobbada laga doodaayo waxaa ka mid ah:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sharciyada cusub ee kubadda cagta:Waxaa la qorsheynaayaa in wax laga beddelo sharciyada aasaasiga ah ee kubadda cagta. Qodobbada laga doodaayo waxaa ka mid ah:

* In waqtiga ciyaarta ee 90-ka daqiiqo laga dhigo 60 daqiiqo islamarkaana saacadda garsooraha hakad la geliyo markasta oo ay kubadda hakad gasho.

* In rigoorada aanan lagu celi karin marka la badbaadiyo kadib, si la mid ah rigoorooyinka caadiga ee ciyaarta kadib lagu kala baxo.

* in bulizyoonka ama free kick lala socon karo oo aanan lala sugeynin in la baaso ama toos loo darbeeyo.

Guddiga sharci dejinta kubadda cagta ee IFAB ayaa ka doodaya qodobbadan si ay xal uga gaaraan.

Sidee u aragtaa sharciyadan cusub?

By Ibrahim Geddow Awale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip