Manchester United oo ku guuleysatay Koobka Europe League (Sawirro)

0
Thursday May 25, 2017 - 10:26:29 in Sports News by
  • Visits: 705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo ku guuleysatay Koobka Europe League (Sawirro)

    Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa ku guuleysatay Koobka Europe League, kaddib markii ay 2-0 uga badisay Kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa ku guuleysatay Koobka Europe League, kaddib markii ay 2-0 uga badisay Kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland.

Ciyaarta Finalka oo xalay ka dhacday garoonka Stockholm ee dalka Sweden ayaa Manchester waxay ugu suura gelisay inay ka mid noqoto kooxaha ka qeyb galaya Tartanka Champions League.

Goolasha ay ku badisay Manchester United ayaa waxaa u kala dhaliyay ciyaaryahanada Paul Pogba iyoHenrikh Mkhitaryan, kuwaasoo goolasha kala dhaliyay labada qeyb ee ciyaarta.

Manchester ayaa noqotay kooxdii shanaad ee qaada koobka Europe League iyo Champions League, waxaa horay rikoorkan u dhigay kooxaha Juventus, Bayern Munich, Liverpool iyo Ajax.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip