OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO RAJO CENTER FOR DEVOLOPMENT & JOB CREATION
Xarunta horumarinta iyo shaqo abuurka ee Rajo oo looga bartay tababaro aqooneed iyo mid horumarineed waxay haatan qabaneysaa Siminaar muhiim ah oo Ku saabsan Bad qabka xokta (Information Security) iyo Isticmaalada guud ee kusaabsan ITda casriga ah (General application about modern IT.
FG: cashirada waxaa bixinaya macalimiin aqoon dheer u leh cilmiga It iyo kombutarada kuwaa oo isugu jira Master degree & PHD iyadoo xusid mudantahay inay jiri doonto Dooddoo gaagaaban oo ardayda ay ka qeyb qaadanayaan iyo baraatiko.
Hadaba isdiiwan galinta waxay si toos ah uga socotaa xafiiska xarunta ee Km4 ee horay usoo gaar yaanan lagaa buuxin tirada laqaadanayo oo xadidan, wixii faahfaahin ah fadlan ka daalaco.
Sawirka Kala soco
Asad Abukar Ali
___ ___ __ __ __ _____
Professional strengths Journalism skills
Counseling skills Programming in Visual Studio
Leader ship skills Public health skills
_____________________
Mogadishu Somalia Tell +252615507981
SKYPE AsadDhayow
OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO RAJO CENTER FOR DEVOLOPMENT & JOB CREATION
Xarunta horumarinta iyo shaqo abuurka ee Rajo oo looga bartay tababaro aqooneed iyo mid horumarineed waxay haatan qabaneysaa Siminaar muhiim ah oo Ku saabsan Bad qabka xokta (Information Security) iyo Isticmaalada guud ee kusaabsan ITda casriga ah (G