Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa xilka ka qaaday 15 Gudoomiye Degmo iyadoo sidoo kale uu magacaabay 15 Gudoomiye Degmo oo ay -5kamid ah yihiin Haween,
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la qaatay dhamaan gudoomiyaasha Xilka laga qaaday iyo kuwa la magacaabay isagoo ka codsaday in la wada shaqeeyo islamarkaana laga wada qeyb qaato hormarka iyo xasiloonida Magaalo madaxda umada Soomaliyeed ee Muqdisho.
Gudoomiyayaasha Xilka Laga Qaaday iyo Kuwa La Magacaabay+Sawirro