Weerar Lagu Gubay Guryo oo Ka Dhacay Tuulooyin Hoos Yimaada Marka+Dhageyso

0
Tuesday May 23, 2017 - 10:34:48 in Wararka by
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Gubay Guryo oo Ka Dhacay Tuulooyin Hoos Yimaada Marka+Dhageyso

    Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar ka dhacay Tuulooyin Hoos yimaada magaalada Marka ee Gobolkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar ka dhacay Tuulooyin Hoos yimaada magaalada Marka ee Gobolkaas.

Cabdi Kariin Xuseen Xasan Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay idaacadda Simba ee Muqdisho ayaa sheegay in dhowr tuulo oo hoos yimaada Magaaladaas ay weerar qorshaysan lagu qaaday,islamarkaana la gubay guryo badan sidoo kalana la qaatay xuulo dad shacab ah ay leeyihiin.



"Tuulooyin hoos yimaada Magaalada Marka ayaa weeraro xalay lagu qaaday, goobaha la weeraray waxa ku noolaa dad shacab ah, guryo badana ayaa la gubay,dad ayaa la afduubtay, xoolo ayaa la dhacay,cida ka dambeysa arintaan ilaa haatan lama oga, baaritaan ayaa socda”, ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee Magaalada Marka.

Audio Player
 
 
00:00
00:


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip