WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA MAY 2017-KA

0
Tuesday May 23, 2017 - 09:54:10 in Wararka by
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA MAY 2017-KA

    RA'IISUL WASAARE KHAYRE OO DHIIRIGELIYEY CIIDAMO HOWLGALKA SAMEEYAY MUQDISHO Ra'iisul Wasaaraha XFS,Md. Xasan Cali Khayre ayaa Shalay booqday xarun ta Ciidamada wad ajirka ah ee fulinaya Qo rshaha Xasilinta Caasimada Muqdisho ka dib howl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RA'IISUL WASAARE KHAYRE OO DHIIRIGELIYEY CIIDAMO HOWLGALKA SAMEEYAY MUQDISHO Ra'iisul Wasaaraha XFS,Md. Xasan Cali Khayre ayaa Shalay booqday xarun ta Ciidamada wad ajirka ah ee fulinaya Qo rshaha Xasilinta Caasimada Muqdisho ka dib howlgal ay saakay sameeyeen oo ay ku soo qabqab te en hub iyo aalado kale. Sidoo kale Ra'isul Wasaaraha ayaa shacab iyo arday la fariistay goobaha shaaha lagu cabo ee Wa rdhiigley isagoo la sheek eystay dhalinyaradii iyo ardeydii halkaas ku sugneyd.

 

Ra’iisul Wasaare Khayre oo hadal dhii rigelin ah u jeediyey ciidamada howlgalka Muqdisho ayaa ku ammaanay doorkooda geesinimada leh oo ay u istaageen inay shacabka Soomaaliyeed amnigooda iyo xasilloonidooda sugaan. Ra’iisul Wasaara ha ayaa shee gay in maanta la joogo waqti gii xoojinta midnimada ummadda iyo u ist aagista difaaca shacabka.

Ciidanka wadajirka ah oo saakay aroo rtii 6da subaxnimo ka bilaabay howlga lko oda degmada Wa dajir, xaafada Xaawo Ta ako ee Siliga Ameerikaanka ayaa gacanta ku soo dhigay 17 Qori iyo 3 bistool adood, tuutaha militariga, kan booliiska, calaqa iyo xashiish.

Ciidanka ayaa sidoo kale isla maanta howlgal kaa la mid ah ka sameeyey degm ada Shingaani oo ay baaris ku sameeye en goob Hubka lagu sameeyo, laguna ga do.Ciidanka ayaa la soo wareegay qa lab kii sameynta hubka iyo kuwii hubka looga baabi’inayey numberkooda. Waxaan go obtaas laga soo helay 2 Qori iyo 3 Bistoo ladood.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa maqaayad ku taala Wardhiigley la fariistay dhalliny aro halkaas joogtay oo uu ka wareystay xaaladooda. Waxaana halkaas ku soo ma ray ardey iskuul ka soo baxday oo uu Ra’I isul Wasaarahu wareystay xaalada waxb arashadooda. Waxaana gabdhihii ardeyda ee uu la kul may ka mid ahaa gabdho ka yi mid London UK oo Wardhiigley iskuul ka dhigta, iyagoo sheegay sida ay ugu farax sanyihiin inay madaxdooda la sheekeyst aan iyo inay Soomaaliya wax ku bartaan.

DOWLADDA SOMALIYA OO LA WAREEGTAY XA RUN HUBKA LAGU SAMEEYO OO KU TAALLA MUQDISHO

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay M/ Muqdisho ku soo bandhigtay hub, darees ka Ciidamada iyo waxyaabaha mmaanka do oriyaha ka dib howlgallo qorsheysan oo saacadihii ugu dambeeyay laga same eyay Caasimada Soomaaliya.

Howlgalladan ayaa Ciidamada isku dhafka ah oo loo xilsaaray xasilinta amma anka Caasimada Soomaaliya iyo Degma da Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose waxey ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmooyinka Wadajir iyo Shangaani ee Gobolka Banaadir. Hubkan iyo waxyaabaha ma anka doo riya, islamarkaana ay soo qab teen Ciida mada Dowladda ayaa lagu soo bandhigay gelinkii dambe ee maanta Xaruntii hore ee Xisbiga oo u dhow Garo onka Kubadda Cagta ee Istaadiyoow Mu qdisho, halkaasi oo ah fariisinta cusub ee Ciidamada howl gal ka xasilinta Caasi mada.

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya, Eng. C/raxmaan Cumar Ci smaan Yariisoow ayaa uga warbixiyay Wa rbaahinta waxyaabahii howlgalladaasi ay ku soo qabteen Ciidamada Dowlad da, wa xuuna sheegay in Ciidamada amaanka ay la wareegeen Xarun hubka sharci darrada lagu sameeyo oo ku taalla Degmada Sha ngaani ee Gobolka Banaadir.

Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaraha Xuk uumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo isna goobta kula hadlay Saraakiishii ho gaamineysay howlgalladaasi ayaa ka dal baday in ay u dhimriyaan Shac abka int a ay wadaan howlgalladaasi, isagoona shee gay in xuquuqdooda ay ka heli doo naan Dowlad da. Dhawaan ayey aheyd markii Md Farmaajo ay shaacisay in la fulin doo no howlgallo loo gu magac daray xasilinta ammaanka M/Ma Muqisho iyo Degmada Afgooye ee G/ Sh. Hoose.

JAPAN OO 2.9 MILLION DOLLAR DHEERAAD AH UGU DEEQDAY WAX KA QABASHADA ABAARAHA SOOMAALIYA.

Hay’adda WFP ee Cunnada Adduun ka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in Xu kuumadda Japan ay deeq Maaliyadeed oo dheeraad ah ugu yaboohday waxka qa bashada Abaaraha Soomaaliya.

WFP ayaa cadeysay in Bayaan ay soo saartay Xukuumadda Japan ay shaaca u ga qaaday in lac ag dhan 2.9 Million dollar oo dheeraad ah ay ugu tala gashay in wax looga qabto Arrimaha Beni’a adanimada si deg deg ah.

Arrintaan ayaa ku soo beegmeysa xilli Abaaro ba’an ay ku dhufteen Gobollo kala du wan oo Dalka Soomaaliya ka tirsan.

Malaayiin Soomaaliyeed ayaa saam eyn ba’an waxaa ku yeelatay Abaaraha ka jira Soomaaliya kuwaas oo daruufo adag ka ku nool . Waxaana abaaraha ay xoogo odu ku dhufteen Gobollada K/rta, Barta iyo Waqooyi Bari Soomaaliya.

"AABE GABADHIISA KUFSADAY, IYO HOOYA DIIS OO DISHAY GABADHIISA UU KUFSA DAY”!

Gabar 5 sano jir ah ayaa waxaa kufsaday aabaheyd waxaana gabadhaasi falka kufsiga dabadeed dil ay Ayeeyadeed si ay u duugto dambiga uu wiilkeeda galay ee ah in uu kufsaday gabadhiiisa,waxa uuna falkaani ka dhacay xaafada JavulakeVani oo ka tirsan Degmada Nashik ee Gobolka Mahar ashtra ee India.

Booliska maharsahtra ayaa warbaahinta maanta u sheegay in ay xireen aabahaas falkaasi fool xum ada ah ku kacay iyo hoo yadiis oo geesatay falka dilka ah, iayadoo doonaysay in ay badbaadiso wiil keeda oo ay u aragtay in ay kaliya ku badbaadin ka rtay in ay gabadhaasi ay disho.

Falkaan ayaa dhacay haweenkii jimcada kadib markii Sachin Shinde uu guriga ku soo laabtay isagoo ka imaaday shaqada waxuuna kufsaday gabadhiisa oo 5 sano jir aheyd, shinde hooyadiis haween ayda lagu magacaabo Amusaya ayaana dishay gabadha ay ayeeyada u aheyd kadib markii ay arag tay in wiilkeeda uu ku kacay falkaas foosha xun, sidaasi waxaa yiri Dev idas Patil oo ah sarkaal boolis ah oo u xil saran kiiskaani.

Shinde hooyadiis ayaa waxaa dilka ka dib ay aaday saldhiga booliska oo ay ku war gelisay in gaba dhii ayeeyada u aheyd ay ka maqan tahay oo la afduubtay, si ay u baabi”iso raad dambiyeedka laga yaabo in uu kusoo baxo in ay dishay gabadha ay ayeeyada u aheyd. Markii dambe Booliska ayaa bila abay baaritaano lagu baadi go obayo gabadha lagu wargeliyey in la afdu ubte balse la dila y, waxayna markii dam be ka heleen hoy ga ay daganeed oo ay ayeeyadeed ku du ugtay, kadib markii la wareysa tay oo wax laga weydiiye gabdha aabaheed iyo ayeeyadeed waxa ay qirten

KULAN LOGA HADLAYAY AMNIGA JUBALAND

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Ma amulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aad an ayaa waxa uu kulan la qaatay Madax ka socotay QM iyo waliba saraakiil ka soc otay Ciidanka AMISOM.

Kulanka oo qaatay saacado badan ay aa waxaa inta badan looga hadlayay Amni ga guud ee Deg mooyinka iyo Degaanada ay gacanta ku hayaan Ciidanka Maamu lka Jubbaland.Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay sidii ay u wada shaqeyn lah aayeen Ciidan ka Maamulka Jubbaland iyo Ciidanka M/Afrika ee AMISOM. Markii uu kulanka soo idlaaday waxaa warbaahi nta la hadlay Md Maxamuud Sayid Aadan, wuxuuna fa ah faahin ka bixiyay kulankaa


PUNTLAND "CARUURTII SHABAABKA AHAA EE AAN XAMAR U DIRNAY, QAARKOOD DIB AYAY UGU BIIREEN SHABAAB”

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji C/laahi Cumar (Camey) oo warbaah inta la hadlay ayaa sheegay caruur Shabaab ka tirsanaa oo Puntland ay u soo gudbisay Xamar, si loo dhaqan celiyo ay dib ugu biireen Shabab.

Waxa uu sheegay Md.Camey caruurta asi qaarkood oo Shabaab ka tirsanaa Pu ntlandna ay qaba tay, haddana in markale Dagaallo lagu qabtay. Md.Cameey ayaa sheegay arrintan inay kula xisaabt ami doonaan Hay’ad ka shaqeysa xuquuqul insa anka oo fadhigeeda uu yahay Muqdisho, taasi oo ay ku wareejiyeen caruurtan, si ay u dhaqan celiyaan.

Md.Camey wuxuuu sheegay hadda ka dib inay Puntland ka fekerayso inaysan mar dambe Xamar u soo dirin cid dambiile ah oo dhulkeeda dambi ku gashay.

DOOD CILMIYEED LAGU SOO BANDHIGAY CIL MIBAARIS LAGA SAMEEYEY WADA SHAQEYN TA WARBAAHINTA IYO HEY'ADAHA AMNIGA

Dood Cimiyeed ku aaddan sida ay u wa da shaqeyn karaan hey'adaha ammaanka iyo warbaahinta ayaa lagu soo bandhigay cilmibaaris ay sameeyeen Machadka cilm ibaarista Soomaaliyeed ee ku adk eysiga dhibaatooynka (SDRI). Kulankan dood ci lmeedka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiir ka & Was iirkuxigeenka Warfaafinta, Wa siirkuxigeenka Amniga Gudaha, Safiir ku xigeenka Midowga Yurub iyo mas'uuliyi inta bahda warbaahinta Soomaaliyeed iyo saraakiisha amniga.

ka hor dood cilmiyeedka ayaa lagu soo bandhigay madasha Cilmibaaris laga sa meeyey gobollada Banaadir, Baay iyo Mu dug, taas oo ku aadaneyd saameynta War baahinta iyo Hey'adaha amniga ay ku leey ihiin arrimaha Federaalka iyo isqabqabsi ga Dhulalka oo gobollada Soomaalida, ta as oo ay ka soo qeybgalayaashii joogay wax badan ka fahmeen kana faa'iideen.

Dhinaca kale Dood Cilmiyeedka ayaa diiradda lagu saaray sida ugu habboon ee xoogga loo saari karo isku xirka hey'ada ha amniga iyo Saxaafadda, isla markaana sare loogu qaadi lahaa xiriirka wada sha qeyn ee hey'adahaas ka dhaxeeya.

ku xigeenka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tom Vens, ayaa sheegay in ay lagama maa rmaan tahay wada shaq eyn hey'adaha warbaahinta iyo kuwa amni ga, taas oo sare u qaadeysa himilada sha cabka ee dhinaca horumarka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amni ga Gudaha Mudane C/naasir Saciid Muu se, ayaa sheegay in wasaaradda amniga ay ka go'an tahay sidii ay ula shaqeyn lah ayd warbaahinta Soomaaliyeed, isla mark aana ay ku howlan tahay wasaarad du in ay sameyso xarun ay ku xiriiraan iya ga iyo warbaa hinta si amniga iyo horumar ka looga wada shaqeeyo.

Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Da dweynaha Xukuumadda Soomaaliya, Mda.Eng C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in wasaara ddu ay xoogga saari doonto sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga iyo aqoonta suxufiyii nta Soomaaliyeed, si ay danaha dalkooda ugu adeeggaan is la markaana ay si joogta ah uga shaqeeyaan amniga iyo horumarin ta waddankooda, wasaaradd una ay soo abuuri doonta xiriir walba oo ku aaddan wada shaqeynta hey'adaha amniga iyo warba ahinta.

Ugu dambeyn xubnihii dood cilmiyeed ka wadagaay ayaa soo bandhigay Qatara ha la xiriirra war arka deg degga ah ee la gu qoro Baraha Bulshada iyo kuwa laga soo tebiyo goobaha dagaallada oo intaba halis ku ah nafsadda suxufiyiinta iyo amn igooda, waxa ayna soo jeediyeen in arrim ahaasi laga fogaado si xog ogaalnimada saxaafaddu bulshada Soomaaliyeed ay ugu kalsoonaato.

Dood Cilmiyeedka waxaa soo xiray wa siir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo u mahadceyey hey'adihii soo qaban qa abiyey iyo dadkii doodda u wadaagay si hufan, waxa uuna ku boggaadiyey warb aahinta in ay marnaba amniga dalka wax sharuud ah ku xiran oo ay gacan siiyaan dhammaan hey'adaha amniga Qaranka.

DHAMAAD

DAD KU GEERIYOODAY GAARI QAAD U SID EY M/ BAYDHABO

Wararka ka imaanaya M/Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in gaari qaad u sidey M/ Bay dhabo kana soo baxay dee gaanka Berdaale waddada loo galay ayna ku dhinteen dhammaan dadkii saarnaa.

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhima tay gaarigan oo noociisu ahaa Noah iya doo la sheegay inuu dul maray miino wad dada loo dhigay ka dibna rasaas ay ku fur een maleeshiyaad Alshabaab ah.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in gaarigan lagu dhuftey baasuuke iyadoo dhamaan shantii ru ux ee saarneyd ay gee riyoodeen. Gaarigan ayaa la sheegay inuu marayay meel ku dhow deegaanka Awdi inle, iyadoo qaadka lagu iibiyo magaalada Baydhabo qeyo ka mid ah lagu keeno dhu lka isagoo laga soo qaado deegaanka Berdaale. Ururka Alshabaab ayaa weli ku sugan deegaano ka mid ah gob olka Bay iyadoo hore dhowr jeer uu maamulka dow lad G/K/galbeed sheegay inuu ka saarayo Alsh abaab K/galbeed Somaliya.

KENYA OO CIIDAMO DHEERAAD AH GAYNAY SA MANDHERA

D/Kenya ayaa sheegtay in dha waan ay ciidamo dheeraad ah geyn doon to M/Mandhera ee gobolka NFD, halkaasi oo ay sheegeen inay ku soo bateen falal ka dhan ah amniga.

Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Wil liam Ruto oo gaaray M/Mandhera ayaa sheegay in ay sii ko rdheen weerarada Alshabaab ay ka geystaan Magaaladaasi, ka dowlad ahaanna ay waajib ka saaran tahay sidii ay amniga Mandhera ku xaqiijin lahaayeen.

Ciidamada ammaanka hadda jooga ay uu sheegay in lagu xoojinayo tiro kale, bal se ma aanu carabaabin tirada rasmiga ah ee ciidanka dheeraadka noqonayaan.

Ciidanka ayuu sheegay in laga doonaa yo inay adkeeyaan ammaanka, sidoo kal ena ay ka hortag aan falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka oo Shabaab ay gaysto

GAROONKA DIYAARADAHA MUQDISHO OO LA KEENAY QALAB SUURA GELINAYA INUU HABEENKII SHAQEEYO

Wasaaradda Gaadiidka, cirka iyo dhu lka XS ayaa shalay lagu wareejiyay qalab suura gelinaya in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho ay habeen kii diyaarado ka soo degaan. Munaa sab adda kooban oo shakay subax ka dhacd ay garoonka diyaaradaha ayaa waxay shi rkadda Favori ee gacanta ku heysa maa mulka garoonka waxay ku wareejisay Wa saaradda Gaadiidka, cirka iyo dhulka iyo Hey’adda Saadaasha Hawada qalab ay ka mid yihiin dhalalka ifiya dhabaha ay diy aaradaha ka duulaan.

Mas’uul u hadlay shirkadda Favori ay aa sheegay in qalabkan uu ka saacidayo garoonka diyaar adaha in habeenkii diyaar ado ka soo degaan, kana duuli karaan, wu xuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo iibsatay, iyagana ay adeegan fudu deeyeen. Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saad aasha iyo duulisya Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle ayaa sheegay in qalabkan uu ka saacidi doono in garoonka diyaarad aha uu shaqeeyo habeenkii, wixii hada ka dambeeya garoonka Muqdisho uu la mid noqonayo garoomada caalamiga ah.

Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/lla ahi Salaad ayaa sheegay in dhowaan ay ku dhawaaqi doonaa diyaaradii u horey say ee duulimaad ka bilowda habe enkii garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Inkastoo aanay si rasmi ah habeenkii u shaqo bilaabin garoonka diyaaradaha Mu qdisho,ayaa hadd ana waxaa xilliyada hab eenkii la maqlaa guuxa diyaarado ka dega xilli saq dhexe, kuwaasoo la sheego inay yihiin kuwo Mareykanka iyo diyaarado ka le oo u timaada howl galka AMISOM.

Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa shaqeyn xilliyada habeenkii 25kii sano ee la soo dhaafay, kaddib bur burkii dowla ddii dhexe, waxaa haatan garoonka uu ye elanayaa muuqaal la mid ah garo omada caalamiga ah.

AKHRISO:LIISKA XABSIYADA UGU XUN ADDUUNKA

Ayuub 1xabsi Marka laga eego dhanka caafimaadka, nadaafada, iyo cadaalada tir adaan xabsiyada ee hoos ku xusan waa xabsiyada ugu xun addunka, inkastoo dambiilayaasha ay tahay in ay maraan inqaabta ay muteeste en hadana mararka qaar waxaa dhacda in inka badan inqaabtii ay mu dnaayeen la marsiiyo.

Xabsiga ku jira kaalinta 1”aad xab siyada ugu xun aduunka waxaa lagu magacaabaa Sabaneta Prison waxa uuna ku yaalaa Magaalada Maracaibo ee wadanka Venezuela.

Maadaama Venezuela ay tahay wa ddanka duni da ugu badan ee uu ka dhaco dil wadareed dad si micno darro ah loogu laayo iyagoo aanan waxba galabsan, waa iska caadi in xabsiga dunida ugu nadaa fada xun misane ugu cadaalada daran uu ku yaallo wadankaasi.

xabsi2Humberto Prado waa agaasimaha xa bsiga Sabaneta Prison waxa uuna war baahinta u sheegay in xabsiyada ku yaallo badi wadanka Venezuela ay yahi in kuwo dhaafay xadigii loogu talagalay oo ay suurta gal tahay in qol xabsiyeed loogu talagay 4 ruux mararka qaar lagu xirro 70 ruux, taasina ay dhaliso in xabs iga uu ahaado mid la xadeen waayo.

Xabsiga Sabaneta prison ayaa waxaa ku xiran xiligaani 3,700 dambii layaal oo lagu sheegay in ay yahiin dambiilayaasha ugu halista badan wadankaasi, waxaana xabsigaan markii la dhisaayey loo qorsheeyey in lagu xiro kaliya 700 oo ruux, waxaana iminka ku xiran 3 jibaar tiradii loo gu talagalay.

Sidaad iska garan karto oo iska cad xabsigaan ayaa ah mid dhaafay xadkii loogu talagay, taasi oo ka dhigayso mid halis ah ayna adagtahay in lagu noolaado, waxaana ka jirta xaalad aad u xun oo sida xeywaa nada oo kale ayey iskula dhaqmaan maxaabuusa oo midba midka uu ka awood badan yahay ayuu baad ka qaadaa si uu u helo meel amaan ah oo uu si nabdoon ku seexdo.

xabsi3Sanadii 2013”kii 16 ruux oo ahaa maxa abiis ku jiray xabsiga Sabaneta prison ayaa si bareer ah ilaalada xabsigaasi ay u dileen kadib markii maxaabiista ay barxad ku taallo xabsigaasi isahu sooo baxeen si ay kaga banana baxaan biyo la”aan xiligaasi soo food saaray xabsi gaasi.

Madaxweynahii hore ee Venezuela Hugo Chavez mar uu Khudbad jee dinaayey ayuu xabsigaasi ku tilmaamay in uu yahay albaabkii 50”aad ee laga galo waxa uu ku tilmaamay naarta aduunka.

xabsi 6Xabsiga ku jira kaalinta 2”aad xabsiyada ugu xun aduunka waxaa lagu magacaabaa Rikers Island prison waxa uuna ku yaalaa Magaalada Newyork ee cariga Mareekanka.

waxaana lagu xiraa xukun sugayaasha iyagoo ku xirnaada ugu yar aan 1 ilaa 3 sano, si ay u sugaan xukunkii lagu xukumi lahaa.

Malaha waxaa macquul ah in aad ku fikirayso in xabsi ku yaallo Mare ykanka uu kamid noqdo xabsiyada ugu xun aduunka, laakiin sheekada sidaad ku fikireyso way ka duwan tahay.

xabso4 Xabsigaan ayaa horaan waxaa loogu xiray dad magac ku leh mareyka nka iyo aduunka intiisa kale kuwaasi oo isugu jiro fanaaniin, jilaayayaal jila aflaanta Hollywood”ka, iyo majaajiliistayaal, waxaana kamid ah dadka xabsigaan lagu xiray heesaaga heesaha raabka ku can baxay ee Black Afrikaan ka ah ee Lil Wayne, jilaaga Mark David Chapman, iyo majaajiliistaha Sid Vici ous, kuwaasi oo dhamaantooda xili xab siyeed adag ku qaatay xabsigaasi kana sheekeeyay xaalada xabsigaasi sida ay u liidato kadib markii ay kasoo baxeen iyagoo ku tilmaamay meel dunida ka baxsan oo nolasheeda ay aad u adagtahay.

Xabsigaan badi falal dil ah kama dhawacaan laakiin waxaa laga dii waan geliyaa falal jinsiga la xeriira maa daama uu yahay xabsi gaar u ah raga taa sina ay sababtay in raga xooga badan ee si qas ab ah ugu galmoodaan raga kale oo ay u arkaan in ay ka xoog badan yahiin.

Wargeyska lagu magacaabo New York Times ee kasoo baxo isla magaaladaasi ayaa sanadii 2013”kii waxa uu soo daaw acay warbixin sheegaysa in 129 ruux oo maxaabiis ah oo ku xirnaa xabs igaasi loo geestay jir dil xad dhaaf ah oo ay u gees teen ilaalada xabsigaasi.

Xabsiga ku jira kaalinta 3”aad xabsiyada ugu xun aduunka waxaa la gu magacaabaa xabsiga Bang Kwang Prison, waxa uuna ku yaalaa Magaala Madaxda Thailand ee Bangkok.

Xabsigaan ayaa kaalinta 3”aad xabsiyada ugu xun aduunka laga dhi gay kadib markii la ogaaday in ay ku xiranyahiin maxaabiis ka badan in tii loogu talagay, maxaabiistaas qaarkood ayaana lasoo xiraa iyagoo aan la hor geyn wax maxkamad ah. Xabsigaan oo la dhisay sanadkii 1930”kii ayaa waxaa loo qorsheeyay in lagu xiro kaliya 3,500 maxaab iis, waxaase iminka ku xiran ilaa 8,000, ruux oo max aabiis ah taasi oo ka dhigtay xabsigaan mid kamid ah xabsiyada ugu aduunka oo maxaa biista ku xir an xabsigaan ma helaan biyo nadiif ah oo ay cabaan, meel nadiif ah oo ay seexdaan.

Arrimaha yaabka leh ee xabsigaan laga diiwaan geliyey waxaa ka mid ah in dadka lagu xukumo dil ka toogashada ah lagu xukumo in ay badi xili xabsiyoodkooda ay istaagsanaadaan taasi oo ah inqaab xad dhaaf ah, oo qof aadane ah uunan awoodi Karin in uu maro.

Xabsigaan ayaa kaliya waxaa laga bixiyaa hal cunto oo kaliya ah halka xabsiyada ugu wanaagsan aduunka laga bixiyo ilaa 3 cunto sida dadka guryahoda jooga oo kale, halka wakhti ee cuntada laga bixiyo xabsiga Bang Kwang prison ayaa ah Bariis qaleel ah oo aanan lahayn mararka qaar xitaa biyo la iskaga dejiyo.

Xabsiga ku jiro kaalinta 4”aad xabsiyada ugu xun aduunka waxaa lagu magacaabaa Petak Island Prison waxa uuna ku yaalaa magaala da Vologda ee cariga Ruushka.

Xabsigaan ayaa waxaa lagu xiraa maxaabiista ugu dambiyada cul us dalka Ruushka kuwaasi oo isugu jiro kuwo gacan ku dhiiglayaal ah oo loo soo xiray falal dil ah.

Maxaabiista xabsigaan ku jira ayaa kaliya loo ogolyahay in sanadki iba ay soo booqdaan kaliya labo ruux oo booqdayaal ah, taa oo ay sii dheertahay in wakhtiga loo ogalyahay in ay wada qaatan uu yahay mu doo nus saac ah, taasi oo sanadkii loo ogalyahay labo mar oo ay mic naheedu tahay halkii sano hal saac.

Ilaalada xabsigaan ayaa waxa ay amar buuxa ku qabaan in ay toog taan cida ay u arkaan in ay isku daydo in ay ka baxsato xabsigaasi, wa xayna mararka qaar ilaalada xabsigaani ay jir dil maskax iyan iyo jism iyanba ay u geestaan maxaabiista.

Xeerarka xabsiga Petak Island Prison maxbuuskii raaci waayo wax aa uu la kulmaa inqaab adag oo waxaa lagu xiraa qol yar oo mugdi ah taasi oo maxaabiista ku keenta in maskaxiyan ay noqdaan kuwo dhim an dhiman ah oo aan miirkooda taam aheyn.

Xabsiga ku jiro kaalinta 5”aad xdabsiyada ugu xun aduunka waxaa lagu magacaabaa USP Flore nce ADMAX waxa uuna ku yaalaa Mag aalada Florence ee Gobolka Colorado ee Wadanka Marey kanka.

Xabsiga USP Florence ADMAX ayaa waxa uu yahay xabsiga ugu ilaa lada badan wadanka marey kanka iayadoo lagu xiro maxaabiista badi lagu soo oogo dacwadaha la xiriira heerarka kala duwan ee dilka, taasi ayaana ka dhigtay xabsiga ugu ilaalada badan xabsiyada ku yaallo Mareykanka Waxa ana xabsigaan lagu xiraa sidoo kale dadka loo soo qabto falalka la xiriira Daroogada(Drugs) sirdoonka wadamada shishe eye ee loo arko in ay carqaladeenayaan hanaanka nabada soo jireen ka ah ee wa dankaasi.W/Q: Ayuub Mohamed Ahmed (Fantastic

MAQAAL: SOOMAALIDU WAY KALA 

CABANEYSAA,.IYAGANA WAA LAGA CABANAYAA. !!!

Xildhibaanadu Madaxweynaheey ka Cabanayaan, Madaxweynuhuna Beesha Caalamkuu ka cabanayaa,

Wasiiradu Mooshin bey ka cabanayaan,iyagana shaqaalahoodaa ka cabanaya,

Dowladu Maamul Goboleeda ayadeey ka cabaneysaa,Maamul Go boleed yaduna iyagaa kala cabanaya,

Dableeydu Saraakiisheey ka cabanayaan, Saraakii shuna Jana nad eey ka cabanayaan,

Ciidamaduna mushaar la’aan bey ka cabanayaan.. Gaadiidley duna Isbaareey ka cabanayaan.

isbaaroo leyduna Madaxda wadooyinka loo xirey ka cabana yaan.

Hantiilayaashu Cadaaladeey ka cabanayaan,Ganacsataduna laal uush bey ka cabaneyaan, iyagana sicir barar baa looga ca banayaa,

Qurba joogta waa laga cabanayaa, Iyaguna Qurac joog bey ka cab anayaan,

Waxbarashadu lacag la’aan bey ka cabaneysaa, Bulshaduna shaqa la’aan bey ka cabanayaan,

Guurkii hore kan danbuu ka cabanayaa,Martida Aroosyaduna Xaba daha la rideey ka cabanayaan .

Gabdhuhu Garoobadeey ka cabanayaan.Garooba duna Rageey ka cabanayaan.

Wadaadadii hore kuwa danbeey ka cabanayaan,Kuwii danba na ar day doodeey ka cabanayaan,

Ardaduna cilmi yarey ka cabanayaan,Cilmiguna barasha la’a an buu ka cabanayaa,

Dawladaha darisku Shabaab bey ka cabanayaan, Shabaabkuna jo ogitaan koodeey ka cabanay aan,

Xoogsatada Soomaalidu Ajaanibteey ka cabanayaan, Ajaani btuna kuwa wax ka sheegeey ka cabanayaan.

Reer galbeedku Turkigeey ka cabanayaan..Turkiguna Laamiya duu dhisay biyaha dhex fadhiyuu ka cabanayaa.

Wariya yaashu Mulkiila yaasheey ka cabanayaan,Ilo wareedy aduna sharuur bey ka cabanayaan,

Fanaaniintii hore kuwa danbey ka cabanayaan,Kuwa danba na Tiyaatarkeey ka cabanayaan,

Basasku Caasiyadeey ka cabanayaan, Tagaasiduna Bajaajkeey ka cabanayaan,Bajaaj leyduna Mootooyin keey ka cabanayaan.

Maqaayadahii hore Hoteeladeey ka cabanayaan, Hodheelad una Cuntada raqiiska ah bey ka cabanayaan,

Dhalinyardu Nabad sugideey ka cabanayaan,Nabad sugiduna dilalkiyo Qarax yadeey ka cabana yaan.

Shacabku Amni xumeey ka cabanayaan, Hey’adaha Amni guna wa da shaqeyn la’aan bey ka cabanayaan,

Kooxda badda gashaa Xarig bey ka cabanayaan, Iyagana Burc adni maa looga cabanayaa,

Qaadka Kenya waa laga cabanayaa, dadka ka ganacsadaa na in la joojiyeey ka cabanayaan,

Kuwa ruugaana jeebkiyo Gowsaheey ka cabanayaan, Soom alida Qurbahu wey cabanayaan, iyaguna Argagixisaad tihiin bey ka cabanay aan.

Ugu danbeyntii Facebooka qudhiisa wuu cabanayaa, Isagana Com mentska xun baa looga cab anayaa..

dadka wax lagu soo taag gareeyana wey cabanayaan,iyagana Like toodaa laga cabanayaa.

Cabashaduna wey cabaneysaa, Ee Soomaaliyeey ma sidaas baan u kala cabannaa ilaa cabashadu noo soo caba to. MOO YI.

WQ/= 2013 –Kii Abdulkadir Farah Dulyar ,dulyar23@gmail.com   M U Q D I SH O

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEYNE AADAN 

CADDE, MADAXWEYNE OBAMA IYO MADAXWEYNE 

LINCOLN

Ku dayashada ama ka yeelashada tusaalle tolmoon dadkii kaa hore eyay mar walba waa tubta tag ta toobiyaha guusha iyo tan qaddarinta Aadmiga, qof walba oo Banii Aadamna waxaa uu leeyahay shaqsi kale oo uu kaga daydo meelaha qaar, sideedaba ma jirto qof dhan waliba looga dayannayo oo aan ahayn Nabigeena suubban Maxamed ( Nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato )

Banii Aadamka intiisa kale waxaa jira qof aad meel uun ka calmatay, islamarkaana aad jecleysatay in aad isaga (Qofkaas) kala mid noqoto meelaha aad ka caashaqday.

Kudayashada iyo calmashada ilaa xad waa ay kala duwan yihiin, mararka qaarna waxaad dhihi kartaa "Qof waliba oo aad kudayatay waad calmatay, balse qof waliba oo aad calmatay kumaadan dayan,” waxaana kala jeeda calmashadu waa jeclaysasho fal uu qof sameeyay ama xitaa laftigiisa inaad jecla ato, dhanka kale kudayashaduna waa in aad sameyso ama aad qaaddo waddo uu maray qof aad jec eshay ama aad ka rumeysan tahay in uu yahay qof wanaagsan oo mudan in lagu deydo, waxaan u mmaleeyaa in marka hore aad waxbadan ka fahantay calmashada iyo kudayashada, sidaa darteeda waxaan u xaluullan doonaa mawduucayna iyo danta guud ee qoraalkan.

Arddaygu wuxuu ku daydaa macalinkiisa, cannugga yarna Abbihiisa, madaxwaynayaashana waxay ku daydaan madaxwaynayaashii xilka kaga horreeyay, sidaa darteeda maanta waxaan isbarbardhigi doonaa Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo maamulla Soomaaliya iyo Madaxweyne Bar ack Obama oo horay isna usoo noqday Madaxweyne Mareykan ka intii u dhaxeysay Sannadihii 2009/2016kii.

Barack Obama oo kamid ah hogaamiyayaasha ugu caansan ee qarniga 21aad caalamka, sidoo kal ena soo noqday madaxwaynihii ugu horreyay ee midabkiisa madaw yahay soona maamula Aqalka Cad ayaa mar waliba ku sheega Madaxweyne Abraham Lincoln inuu yahay dooqiisa ugu wanaagsan ee dadka uu ku daydo.

Sidoo kale ku dayashadiisa afka uun kuma ekayn ee waxaa jirtay falal waa wayn oo muujinaysa jaca ylkiisa ku aaddan in uu ku dayan jiray Lincoln, waxaana kamid ah inuu surtay sawirkiisa xafiiskiisa ga ar ahaan albaabka hore ee laga soo galo, mar waliba oo uu baxayo waxaa wajiggiisa qabta sawirka Abraham Lincoln, waxay micno ahaan ka dhigan tahay in maalin kasta uu arko hal jeer iyo wax kaba dan, waana mid kamid ah waxyaabaha waa wayn ee Obama uu ku muteystay jamaahiirta dhanka kale taageersanaa nolosha siyaasadeed ee Madaxweyne Lincoln.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa isna muujiyay qiimaha uu aktiisa ku leeyahay Madaxweyne Aaddan Cadde Allaha u naxariistee oo ahaa madaxwaynihii ugu horeyay ee Jamhuuriyadda Soomaa liya, inkastoo ay jiraan qaar ka mid ah dad ka biyo diidan kana soo horjeeda siyaasadda Madaxweyne Farmaajo kuwaas oo sheegay in uu meel ka dhac u geystay taariikhdana uu ka been sheegay markii uu qorayay buuggiisa jaamacadda.

Tani waxay u eg tahay xaal marin haddii sheekadu tahay sida ay sheegayaan dadka kasoo horjeeda Madaxweyne Farmaajo, balse mar waliba waxaa mudnaanta iska leh, in uu sameeyay fal noociisa kii ugu horeeyay oo ah in madaxwayne Soomaaliyeed uu xafiiskiisa ku dhajiyo madaxwaynaha uu jecel yahay, waana shaqo mudan in mar waliba la ammaano.

Waxaan idinla wadaagayaa laba xikmad oo laga kala hayo labada Masuul ee Obama iyo Farmaajo xilli ay kala cabirayeen shaqsiyadda labada qof ee ay kala taageeraan kuna daydaan;

Farmaajo” " Aadan Cadde ma ahayn oo kaliya Madaxweynihii 1aad ee dalka. Waxaa kale oo uu ahaa buddhigihii dimuqraadiyadda Afrika .”.

Sidoo kale Obama ayaa hadalkan ku cabbiray muhiimadda uu shaqsi ahaan u lahaa Lincoln wuxuuna yiri "Dhammaanteena waan xasuusan doonaa Abraham Lincoln oo ahaa badbaadiyaha mida wgeena,ahna aas aasihii xisbigga Jamhuuriga,”.

Marka aan is barbardhigno labada hadal ee labada hogaamiye ay ka dheheen waxay muujinaysaa geesinimo iyo gobnimo taas oo ay kaga duwan yihiin dhammaan madaxtii iyaga kahoreeyay.

Waxaan faalladeyda kusoo gabagabeynayaa hadal xikmadeysan oo uu leeyahay Hogaamiyihii Shu uciga ahaa ee la oran jirey Vladamir Lennin kaas oo yiri " Dhawr magaca iyo muunnada madaxdii kaa horeysay, si aad iskugu hesho taageerayaashiisii iyo taageerayaashaada, waanna marka kaliya ee aad noqonayso maamullo ammaanan,”.

Fadlan walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan

Qalinkii: Cabdiwahaab Axmed Cali Xigasho : Abdulahi Nur Colombo

WASAARADDA MAALIYADDA OO SHEEGTAY IN AY KU GUULEYSTAY CIIDAMADDA IYO SHA QAALAHA DOWLADDA IN AY MUSHAAR KOODA HELAAN.

W/Maaliyadda ee DFS ayaa sheegtay in ay si aad ula dagaashay Musuq Musaaqii jiray waxaana ay rajo wanaagsan ka muuji say in gebi ahaanba lasoo afjaro Musuqm aasuq iyo maamul xumo dowl adeed.

Wasiir ku xigeenka W/Maaliyadda ayaa sheegay in waxa ugu weyn ee ay Wasaar adda xoogga saartay uu yahay la dagaal ka Musuqmaasuqa asagoo xusay musuq maasuqa inuusan ahayn kaliya lunsasho lacageed oo ay ku jiraan musuqmaasuq la xiriira Maamul Xumo Dowladeed.

Wasiirka ayaa sheegay in ay xoogga saareen isla markaana dadaal badan ku bixyeen sidii ciidam adda Dowladda iyo Shaqaalaha Rayidka ah u heli lahaayeen Mushaaraadkooda iyo xuquuqda kale ee ay dowladda ku leeyihiin.

19 QOF OO KU DHIMATAY QARAX KA DHACAY GOOB LAGU HEESO

9 qof ayaa ku dhimatay 50 kalana way ku dhaawacantay weerar ka dhacay goob lagu qabto mun aasabadaha heesaha oo ku taalla magaalada Manchester ee UK.

Qarax xooggan ayaa la sheegay in uu ka dhacay iridda Hore ee Xarunta ay ku sugn aayeen dadka dhintay .

Ariana Grande, oo ah fanaanad caan ah oo u dhalatay Mareykanka ayaa goob ta uu qaraxu ka dhacay heeso ka qaadays ay. Boosteejada tareenada Manchester Victoria oo u dhaw goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa la xiray, wax aana la baajiyay dhammaan safaradii tareenada ee qorshe ysnaa.

Waxa sababay qaraxa lama garanayo, balse ra’iisal wa saaraha Britain, Teresa May, ayaa sheegtay in falkani ula dhaqmayaan inuu yahay mid argagixisnimo.

Warar aan la xaqiijinin oo laga soo xig tay mas’uuliyiin aan magacooda la sheeg in oo Mareykan ah ayaa sheegaya in qof is qarxiyay uu weerarkaasi geystay.

ALSHABAAB OO GUBAY GAARI QAAD U SID EY M/ BAYDHABO

Wararka ka imaanaya M/Baydhabo ee G/Bay ayaa sheegaya in gaari qaad u sid ey M/Baydhabo kana soo baxay de egaan ka Berdaale waddada loo galay ayna ku dhinteen dhammaan dadkii saar naa.

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhimatay gaarigan oo noociisu ahaa Noha iyadoo la sheegay inuu dul maray miino waddada loo dhigay ka dibna rasaas ay ku fureen maleeshiyaad Alshabaab ah. War arka ay aa wa xaay sheegayaan in gaarigan lagu dhuftey baasuuke iyadoo dhamaan shantii ruux ee saarneyd ay geeriyoodeen.

Gaarigan ayaa la sheegay inuu maray ay meel ku dhow deegaanka Awdiinle, iyadoo qaadka lagu iibiyo M/Baydhabo qe yo ka mid ah lagu keeno dhulka isagoo la ga soo qaado deegaanka Berdaale.

Ururka Alshabaab ayaa weli ku sugan deegaano ka mid ah G/Bay

GAARI AY LA SOCDEEN KOOX CIYAARTOY AH OO LAGU RASAASEYAY DULEEDKA AFGOOYE

Warar na soo gaaray degmada Afgo oye ayaa sheegaya in caawa fiidkii la ras aaseeyay gaari ay la socdeen Koox ciyaar toy ah. Gaarigan oo ahaa kuwa dadweyna ha ayaa lagu rasaaseeyay halka lagu magacaabo Boodboodka oo u dhaxeysa Carbiska iyo degmada Afgooye.

Wararka ayaa sheegaya in rasaasta uu ku geeriyooday Yuusuf Cali Xeydar oo ah aa Macalinka lab aad Kooxda Bariga Dhe xe, waxaana uu dhaawac soo gaaray labo ciyaartoy oo u ciyaara Kooxda Elman.

2da ciyaartoy ee dhaawacantay ayaa lagu kala magacaabaa C/llaahi Mayow iyo ciyaartouy maga ciisa lagu soo gabaiyay Zi mbaabwe, waxaana la sheegay in dhaaw acyadooda ay culus yihiin Gaar iga ay la socdeen ciyaartoyda ayaa ka soo laabtay degmada Afgooye oo ay galabta u tageen ciyaar saaxibtinimo, waxaana ay ahaaye en ciyaartoy isku dhaf ah oo ay ka mid ah aayeen qaar ka mid ah ciyaartoyda koox da Elman iyo Kooxda Bariga Dhexe. lama oga cida rasaasey say, waxaana inta bad an wadada u dhax eysa Muqdisho iyo Afg ooye ay tahay mid habeenkii aanay amma an aheyn, mar arka qaarna ay ka dhacaan weeraro.

TAHRIIBAYAAL BADDA LAGU LA’YAHAY

Wararka laga helaayo badda u dhaxey sa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa she egaya in dooni siday in ka badan 100 ruux muhaajiriin ah in la’la yahay,islamarkaa na ay baadi goobaayaan Saraa kiisha Ciid amada badda ee Talyaaniga.

Dowladda Talyaaniga sarkaal u had lay ayaa sheegay in ay soo badbaadinaya an dadkaasi ,isla markaana ay suurta gal tahay in ay degtay doonidii ay saarnaaye en. Wararka qaar ayaa sheegaya muhaa jiriinta badankood ay kasoo jeedaan qaara da Afrika. Doonidaan ayaa la sheegay inay ka ba xday xeebaha dalka Liibiya ,islamarkaana ay kusii jeeday dalka Talyaaniga.

Badda Liibiya ayaa noqotay marinka ugu weyn ee muhaajiriinta u socota Yurub, ka dib markii ay Tur kiga iyo Midowga Yurub ku heshiiyeen joojinta tahriibayaasha ma ra badda Aegean. Ciidamada Ilaal ada xe ebaha dalka Liibiya ayaa soo badbaad iyay isbuucii la soo dhaafay in ka badan 5000 qof oo tahriibayaal ah.

MUSLIMIINTA MINNESOTA OO DHAMAYST IRAY KU DHAWAAD HAL MILYAN OO DOLLAR OO AY KU GATEEN MASJID AL IXSAAN.

Culumadiinkii ka soo qaybgalay xaf ladda Masjid Al Ixsaan oo ku yaal caasim adda gobolka Minn esota ee St Paul ayaa lagu qabtay xafladd aad u balaaran oo lo ogu talagalay in loogu mahadceliyo dhamaan dadkii caawiyey masaajidkaan 10 sano ee la soo dhaafay , kadib markii bish aan la bixiyey lacagtii daynta ahayd ee ma saajidkaas lagu lahaa, uuna toos ugu soo waree gay lahaanshaha hiisa muslimiinta Soo maaliyeed ee Minnesota dagan.

Masjid Al Ixs aan ay aa waxuu ka koob an yahay goob ay ku tukadaan salaadaha dad kor u dhaa faya 500 qof ,fasalo waxba rasho oo ka kooban du gsi Quraan ilaa ma cad sare oo lagu barto culuunta diinta isl aamka, iyo xafiis yo kala duwan ,

Masaajidkaan ayaa waxuu kacay iibkii isa $960,000 waxaana dactirkiisa ku bax day $540,000 oo dollar.

Haddaba kulankaan loogu mahadcelin aayay dadkii mudadaas 10 sano aheed ka soo qaybqaatay horemarinta masaajid ka ayaa waxaa ka sooqaybgalay badi culum odiinka Minnesota ,iyagoo ka soo jeediyey khudbado kala duwan ay kaga hadlaaye en muhiimadaay lee dahay in la dhiso xar umo ay muslimiinta uga tagaan jiilasha soo socda.

Maamulaha Masaajidka Axmed Cashu ur iyo Imaamka Sh Max’ed Mursal ayaa la badaba ka had lay marxaladahii kala duwa naa ee uu soo maray masjid Al Ixsaan iyo warbaxinta guud waxa ay dam acsan yihiin mustaqbalka dhow. Waxaa iyaguna hal kaa barnaamij aad looga helay ku soo ban dhigay ardayda wax ku barata masaajid ka al ixsaan .

Ugu danabayntii tirada Masaajida ee Soomaalida Minnesota ay maamulaan ay aa sii kordhaaya maalinba maalinta ka da nbaysa al Ixsaan waa masaajidka labaad ee Soomaalidu ka gataan St Paul oo ay ku yaalaan ilaa afar masaajid.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip