VIDEO: Hooyo da' ah oo ka yaabsatay Ra'iisal Wasaare Kheyre

0
Friday May 12, 2017 - 23:58:26 in Wararka by
  • Visits: 1885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO: Hooyo da' ah oo ka yaabsatay Ra'iisal Wasaare Kheyre

    Hooyo da' ah oo ka mid ah shaqaalaha Dowladda ayaa ka yaabsatay Ra'iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo booqanayay xafiisyada mid ka mid ah Wasaaradaha Dowladda, iyadoona u diiday inuu ka jawaabo cabashadeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hooyo da' ah oo ka mid ah shaqaalaha Dowladda ayaa ka yaabsatay Ra'iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo booqanayay xafiisyada mid ka mid ah Wasaaradaha Dowladda, iyadoona u diiday inuu ka jawaabo cabashadeeda.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa markii uu soo galay xafiiska ay ku sugneyd hooyada da’da ah waxay uga warbixineysay xaaladda xafiiska iyo dhibaatooyinka heysta, iyadoo luqadda Ingiriiska ugu sharxday caqabadaha heysta.

Hadallada Ingiriiska ah oo ay ku dhawaaqeysay hooyada ayuu ka codsaday Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre inay bedesho isla markaana luqadda Soomaaliga ah ay ku hadasho, hase yeeshee goor dambe ayay aqbashay dalabka Ra’iisal Wasaaraha.

Video Player
 
00:00
00:18
 



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip