Qarax ka dhacay Wadajir

0
Sunday April 23, 2017 - 17:05:07 in Wararka by
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax ka dhacay Wadajir

    Qarax Miino ayaa waxa uu ka dhacay xaafada kaawo-godey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, sida uu inoo sheegay Goobjooge halkaasi ku sugan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Miino ayaa waxa uu ka dhacay xaafada kaawo-godey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, sida uu inoo sheegay Goobjooge halkaasi ku sugan.




Qaraxan ayaa la sheegay in lagu aasay goob ay fariisin ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka, oo ku taalla Isgoyska kaawo-godey ee Degmadaasi.

Inta la xaqiijiyay Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacantay laba Qof, sida ay sheegeen saraakiisha laamaha ammaanka Dowladda Federaalka, waxaana socda baaritaano ay wadaan Ciidanka Dowladda.


Isu socdka dadweynaha ayaa in mudo ah hakad la geliyay, inkastoo goor dhow dib loo furay, goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaa ku sugan Ciidamo dheeraad ah oo amniga xaqiijinaya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip