Madaxweynaha Jubbaland ahna Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida ee maamulkaas, Axmed maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shalay kormeer ku tagay deeganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose halkaas oo mudo kahor laga saaray Al-Shabaab, ayaa ka hadlay farqi u dhaxeeyay Al-shabaab iyo Ciidamadiisa.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in Al-Shabaab ay doorteen dhibaataynta dadka aan waxba galabsan ee ku nool deeganada maamulka Jubba-lna d halka Ciidamadu ay biyaha iyo daawada la daba joogan oo ay kaalmaynayaan.
Madaxweynaha Jubbaland ahna Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida ee maamulkaas ayaa sheegay in dhawaan uu maamukiisa qaadi doono howlgal Al-shabaab loogu saaro Gobolada Jubooyinka iyo Gedo, marka hawshaas ay fushana ay ku dadaali doonan sidii Soomaalida kale gacan looga siin lahaa dabar jarka Al-shabaab.
Maxaa Farqi ah oo u Dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidamada Maamulka Jubba-land
Madaxweynaha Jubbaland ahna Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida ee maamulkaas, Axmed maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shalay kormeer ku tagay deeganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose halkaas oo mudo kahor laga saaray Al-Shabaab, ayaa ka h