WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH SABTI 22-KA ABRIILE 2017-KA
Md.Farmaajo ayaa sidoo kale u shee gay dhigg iisa Md.Erdoğan in najiitda aft idu ay sii xoojin doon to cilaaqaadka ka dhexeeya 2da dal iyo iskaashiga 2da dhinac. 2da Madaxweyne ayaa si kooban ugu wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka 2da dal, iskaashiga dhinacyada ba dan iyo taageerada arri maha bini’aadan nimo oo ay Dowladda Tur kigu u fidisay bu lshada Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saa meeyeen.
Madaxweyne Erdogan ayaa u sheegay Madaxweyne Farmaajo in Dowladda iyo Shacabka Turki gu ay mar waliba garab ta agan yihiin Shacabka iyo D/Soomaaliye ed, Turkiguna uu yahay saaxiib dhow oo Soomaaliya ay isku halleyn karto. Mr. Er dogan ayaa ugu dambeyn Allah uga bary ay Soomaaliya in uu ka dulqaado abaara ha iyo colaadda
SHIRKA LONDON OO LAGU GO’AAMIN DOO NO IN SOOMAALIYA AYSAN YEELAN CIIDAN AWOOD BADAN
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aa min doonaa in So omaaliya aysan yeelan Ci idanka Xooga Dalka Sooma aliya (Military). Iyada oo Mad axda Qa ranka iyo Madax weyn ayaasha Dowlad Goboleedyadu isku raa ceen shir kii Madasha ee Mogadishu lagu qabtay 15 – 16 April 2017 inla baabi’iyo Ciidanka Military ga ee ha da jira. Lana dhiso 18,000 askari oo ka im aan do ona kuna ekaan doona xuduudaha isla maam ulada ay ka imaanayaan. Kuwaas oo loo qaybsanayo sida soo socota:
1. Puntland 3,000
{2} Galmudug 3,000
{3}.Hirshabelle 3,000
{4} Banaadir 3,000
{5}. K/Galbeed 3,000
{6}. Jubaland 3,000
Taasi micnaheedu waxay tahay inay san jiri doo nin mustaqbalka dhaw iyo mid ka fogba Ciidan Soo maaliyeed oo Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed dif aaca. Midaas badalkeedana Soomaaliya loo samey na yo Ciidamo Booliis ah oo DF iyo Dowlad Goboleedyada canshuuraha gudaha u qaada, saldhigyada u ilaaliya, tuugada gur yaha u soo dhacdana soo xira. Waxa loo socdana waxa ay tahay "Soomaaliya da Cusub oo ka koobnaan doon ta maamulo leh xuduudo gudaha ah oo kala qo’qo ban, aanan lahayn Ciidamo difaaca Xudu udaha Dal ka, Midnimada iyo Madaxb anaanida Soomaaliya”. Taasoo ka dhig an inla rabo in Soomaaliya lagu rido dabi nkii ay diiday 1960 kii markii ay xornimada qaadatay. Waxaan dhihi karaa hadii sid aan wax u dhacaan waa nasiib daro Dalka iyo Dadka Sooma aliyeed usoo hoy atay.! Dagaalkii Ahmed Gurey, Darwiish ka iyo Leegadii, Baarliin dabinkii la dhigay, intaa waa ina daba socdaanee dantey naga leeyihi in iyo waxaan dooni kala fogaa
W/Q: Xildhibaan Mahad Salaad
Xigasho:Jowhar.com
ASKARI KA DAMBEEYAY DILKA MID KA MID AH CIIDAMADA NABAD ILAALINTA JABUUTI OO XALAY LA DILEY
Wararka ka imaanya degmada BuuloBurte ee G/Hiiraan ayaa sheegaya in Ho wlgal ay sameeye en Xalay Ciidamada xo ogga Dalka ay ku dileen Ask ari Dil u Gey stey mid ka mid ah ciidamada Nabad Ila alinta AMISOM ee Dalka Jabuuti.
Howlgalkan ayaa la sheegay inay fuliyeen Guu tadii uu ka tirsanaa Askarig an oo 3 maalmood ka hor toogasho ku dil ey Askari ka tirsan ciidamada Jabuti ee ka howlgala magaalada BuuloBurte ee Gob olka Hiiraan. Wararka ayaa waxa ay she egay aan in askarigan uu dagaal kala hory imid ciidama da baadigoob ugu jirtey wax ana halkaas rasaas la is weydaarsaday uu ku dhintey Askariga dilka geys tey. M eydka askarigan iyo Qori uu lahaa Askari gii uu diley ayaa la keenay Xalay M/ Buu lo burte, ha se yeeshee waxaa howlgalka ay sameeyeen ciid amada guutada 10aad ee xoogga dalka la sheegay in uu ka bax saday qof kale askariga la diley la jiray.
Degmada Buulo burte ayaa waxaa sha lay gaa ray Madaxweynaha dowlad gobo leedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosob le oo ay weheliyaan qaar ka tirsan golaha wasiirada Hirshabelle, xildhibaanon iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan.
AXMED MADOOBE OO KA HADLAY XIRIIRKA DF IYO M/GOBOLEEDYADA
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoo be) ayaa sheegay xiriirka ka dhaxeeya Dfi yo Maamul Goboleedyada inuu yahay mid wanaagsan. Waxa uu sheegay DF iyo M/mul Goboleedyada dalka inuu ka dha xeeyo wada shaqeyn iyo wadatashi, mar walbana ay ka wa da hadlaan waxyaabaha soo kordha.Sidoo kale Md.Axmed Mado obe ayaa sh eegay in 2da dhinac ay ka wada hadlaan mar walba arrim aha amma anka, maada ama D/F iyo Maamulada Ho ose ay Daga al kula jiraan Shabaab Hadal kan ay uu sheegay Madaxweynaha Jubb aland kadib mar kii shalay uu dib ugu laab tay M/ Kis maayo, isaga oo ka tagay M/ Muqdisho oo uu uga qeyb galay shir.
MR.TRUMP OO BILLAABAY BAARITAAN UU KU SAMAYNAYO BIRAHA DALKIISA LAGU SOO DAABULO
Madaxweynaha Mareykanka ayaa she egay in baaritaankani uusan shuqul ku la hayn Shiinaha Madaxwayne Donald Tru mp ayaa bilaabay barit aano lagu samay nayo wadamada birta u soo dhoof iya mar aykanka taasi oo suuragal ka dhigaysa in uu canshuur cusub ku soo rogo birta loo soo dhoo fi yo. Baaritaannadani ayaa wax aa looga gol leeya hay in lagu joojiyo in wadammada ku soo faraqaya Maraykanka biraha qiimaha jaban ee macmalka ah taasi oo wax u dhimaysa wax soo saa rka gud aha.
Wadanka Shiinaha ayaa inta badan la gu tiriyaa inuu biraha uu u soo dhoofiyo Maraykanka balse madaxweynaha ayaa sheegay in arrintani aysan qu sayn "Be ijing”. Balse ay tahay mid qusaysa difaa cid da amniga Maraykanka. Warkani ayaa waxa uu sa babay inuu sare u kaco saam iga shirkadaha bir aha sameeya.
Si kastaba ha ahaatee shirkadaha sa meeya bira ha ee Asian ayaa sidoo kale sare u kac ku yimid iyada oo ay u muuq ato in maalgashadeyaasha ay warkani is ka dhaga tirayaan. Dowlada Maraykanka ayaa marar badan isku dayday inay shirk adaha keenaya biraha qiimaha jaban ka difaacdo shirkadaha Mareykanka ee soo saara birta. Dowlada Maraykan ka ayaa horay waxay arrintani u sii mari jirtay urur ka ganacsiga adduunka, balse maamulka Trump ayaa sheegay in arrintani aysan saamayn badan yee lan doonin.
Baaritaankan ayaa hadda waxa uu hoos imaan doonaa sharciga ballaarinta ganacsiga mareyknaka ee la ansixiyay 1962, taasi oo madaxweynaha u og gol aanaysa in uu xanibaad ku soo rogo soo dajinta biraha isaga oo cuskanaya sababo la xiriira amniga qaranka. "Birahu waxay muhim u yihiin dhaqaalahe ena iyo militari geena,” ayuu yiri Mr Trump. "arintani maa ha mid aan wadamo ajnabi ah ugu tiirsan aan karno.” Dalka Shiinaha ayaa ah dalka soo saara bi rta u gu badan waxayna soo saaraan biro ka badan Inta ay isticmalaan, waxayna u dhoofiyaan dalka dibadd iisa.
GUDOOMIYAHA BFS OO LA KULMAY NAAFADA QARANKA
G/golaha shacabka Soomaaliyeed Md; Maxamed Sh.Cusmaan Aaden (Jawaari) ayaa kulan la qaat ay xubno ka mid ah uru rka naafada Qa ranka Soomaali yeed ee uu fa dhigo odu yah ay Muqdisho. Xubnahan kulanka la qaa tay Afhayeen ka golaha shacabka Soom aaliyeed ayaa waxay u soo bandhi geen dhibaatooyinka gaarka u ah iyaga ee ay doonayaan inay Dowladda dhexe wax ka qabato.
Guddoomiye Sayid Cali C/laahi Sal aad, ayaa sheegay inay Dowladda dhexe ka rabaan in dastuur ka lagu daro qodobo caddeynaya daryeelka ay le eyihiin Dadka naafada ah. Gudd oomiye Jawaari shee gay in laga shaqeyn doono dib u soo noo leynta wak aaladdii qa abilsa neyd dar yeelka Dadka qaba baahiyaha gaarka ah.
Md.Jawaari, ayaa ballan qaaday in golaha naafad da laga qeybgelin doono dib u eeg ista dastuurka qa byada ah ee Soomaal iya, si ay u helaan xuqu uqdo oda. Ma jiro tira koob rasmi ah oo qeexaya tirada Dadka Soomaaliyeed ee qaba baayihaha gaar ka ah, waxaana xusid mudan in Dad ka lixaadkoodu dhiman yahay ay qudhoo da kala duwan yihiin dhan kasta
KENYA: "WAXAAN DILNAY 52 SHABAB AH”
Ciidamada Dowladda Kenya ayaa she egay inay dileen 52 ka tirsan Shabaab 1dii habeennimo ee Jimcaha ka dib weerar ka dhacay meel 9KM u jir ta degaanka la yiraahdo Sarira oo u dhow M/ Badha adhe. War saxaafadeed kas oo baxay cii damada Kenya ayaa lagu sheegay in ciid amadooda dhulka oo adeegsanaya sird oon iyo hubka hoobiyayaasha ay bartilma ameedsadeen goobtaasi, ayna ka sam eeyeen hawlgal saaka.
Waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka in hawl galku ka dambeeyey markii ay ogaadeen in goobta asi ay isku urursanay een Shabaab. Kenya waxay sheegtay in hawlgalkaasi ay ku dishay 52 ka tirsan AlShabaab isla markaana kuwo kale la bax as adeen dhaawacyo.
Kenya waxay kaloo sheegatay inay hawlgalkaasi ku qabsatay hub iskugu jira 7 qori oo AK47 ah, 1 PKM, 104 xabbo oo rasaas ah, 3 walxaha qarxa oo diyaarsan iyo kuwo aan diyaarsanayn iyo laba telef oon. Dadka deegaanka ayaa Idaacadda VOA u she egay inay arkeen diyaaradaha helikobtarrada ee Kenya oo duqaynaya deegaan lagu magacaabo Sa ngaabo oo u dhow Sariira. Waxay dadka deegaan ku sheegeen in goobta la duqaynayey ay u dhowda hay Lagta Dishuu oo ay saldhig ku leyihin ciidamada Kenya. Xigasho:VOA
DOORASHADA IRAN OO LOO DIIDAY IN UU IS SHARAXOAHMADINEJAD
Warbaahinta dowladda Iran ayaa sheeg tay in Ma daxweynihii ho re, Mahmoud Ah madi ne jad, laga mamnuucay inuu tart amo doorasha da madaxwey naha ee dal kaasi ka dhici doonta bisha soo socota.
Golaha ilaalinta danaha qaranka dalkaa si ayaa waxaa ay ansixiyeen lix qof keli ah inay doorash ada madaxtinimada u tartam aan. Waxaana kamid ah lixdaa qof ee la ansixiyay madaxweynaha hadda tala da dalka haya ee Xasan Rouhani, iyo ninka loo arko inUu yahay kan ugu mowqifka ad ag raga tar tama ya ee, Ebrahim Raissie.
Doodihii tooska looga tebinayey Telef ishanka ay aa saameyn weyn ku yeeshay 2dii ugu dambeey ey doorashada madaxti nimada Iran. Waxa ay soo jiiteen daawa dayaal farobadan waxaana loo arkay inay ahayeen kuwo sare u qaaday ololahii madaxw eyne Rouhani sannadkii 2013ka, balse haatan mad axweyne Rouhani ayaa walaac ka muujiyay in la joojiyo doo da Telefishanka waxa uuna sheegay in ka dacwoon doono talaabada lagu joojinayo doo da Telefishanka.
TURKIGA OO DOWLADDA SOOMAALIYA UGU DEEQDAY MALAAYIIN DOLLAR LAGU KABAYO MIISAANIYADDA DALKA
Dowladda Turkiga ayaa ugu deeqday dowladda Soomaaliya lacag gaareysa 8milyan oo dollar, taa soo lagu kabayo Mii saaniyadda dowladda. War la gu qoray Bo gga Facebook ee Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in Turkigu uu DF ku wareejiyay lacag dhan 8milyan oo dollar, taasoo kab ugu noqoneysa miis a aniyadda.
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya u fadhi ya Danjire Olgan Bekir iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xa yir Ibraahim oo ku kulmay Xarunta Safaa radda Turkiga ayaa saxiixay lacagta Miisa aniyadda ee lagu wareejiyay D FS.
Lacagtan loogu deeqay ayaa ah mii saaniyada shan bilood ah oo DFS lagu wa reejiyay, waxaana lagu shubay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, iyadoo la waafajin ayo maamulka iyo maareynta Maaliy adda dalka. War qoraal ah oo ka soo baxay Xaf iis ka Ra’iisul Wa saare Xasan Cali Kheyre ayaa looga mahad celiyay dowladda Turkiga oo ka dhabeysay balanqaadke edii ahaa inay kabto miisaaniyadda dowladda Federaalka
"Dowladda Turkiga waa wallaal dhab ah oo jira oo fahamsan daruufaha DFS iyo shacabka Sooma aliyeed, sidaas daraade ed waxaan si kal iyo laab ah uga mahad celineynaa taageeradooda kabka mi isa aniyada Dowladda oo ay 5 bilood na sii yeen oo bishiiba ay tahay 2 milyan oo dol lar. Tani wallow aysan dhameystireynin ba ahida Dowladda iyo tan shacabka, hadda na waa bilow wax weyn noo tarey sa”ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
R/Wasaaraha ayaa sheegay in si shac abka ugu sheegto DFS xaqiiqda dhabta ah ee maaliyadda ay ku dhawaaqayaan in lacagta Turkiga ugu deeay ay soo gaart ay, loogula xisaabtamo. "DFS si ay shac abka ugu sheegto xaqiiqda dhabta ah ee maaliyada ayaan iclaamineynaa inay lac agtaas nasoo gaar tay si shacbka uu noo la xisaabtamo annagana aan uga dhabe yno ballanqaadkii ahaa inaan u adee gey noshacabka oo aan la wadaageyno xaala deena maaliyadeed iyadoo ay dhab naga tahay inaan ha gaajino maamulka iyo ma areynta maaliyada si aan shacabka uga helno kalsooni marwalba ah.
Deeq dan kabka miisaaniyada ahna wa xaan kha snada dowladda ugu shubnay waa in shacabka ay si toos ah noola xisa abtamaan oo aan tusaale fiic an u noqono si dalka loo gaarsiiyo horumar iyo bar wa aqo”ayuu yiri R/ Was aare Kheyre.
THAILAND OO LAGU QABTAY NIN SHAHWO SAFRINAYAY
Booliska Dalka Thailand ayaa qabtay nin isku da yay in uu dalka Laos u safriyo lix dhalo oo ay ka buuxaan shahwo rag. Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in dhalooyinkaasi ay ka heleen boorso uu ninka watay xilli uu ka gudbi rabay M/ No ng Khai ee ku taalla xuduudda waqooyi ee Thailand.
Booliska ayaa she egay in ninka uu qir ay in shah wada uu u waday Isbitaal ta ran ka ka shaqeeya oo ku yaalla caasi mad da dalka Laos ee Vientiane.
Dalka Laos ayaa waxaa aad ugu batay haween ka minkooda kireeya ee ilmaha u dhala dadka kale, ka dib markii arrinkaasi laga mamnuucay dalalka Thailand iyo Cambodia. Shahwada ayaa laga qaad ay rag Shiineys iyo Vietnamese isugu jira, si da ay booliska sheegeen.
Ninka ay boolisku hayaan oo Thailand u dhashay, ayaa sheegay in sanadkii lasoo dhaafay uu 12 jeer sidan oo kale shahwo ugu gudbiyay dalka Laos, sida uu shaa ciyay wargeyska Bangkok Post.
Map of Nong Khai and Vientiane
DOWLADDA JFS OO IMAARAADKA UGA MAHAD CELISAY U GURMADKA ABAARAHA DALKA
DFS ayaa si kal iyo laab ah uga mahad celisay Dowla dda iyo Shac ab ka Isutaga Imaaraadka Ca rabta (UAE) oo maalinta Jimca ha ah iclaamiy ey inay u gurmadka abaa raha dalka ka ji ra oo dhammaan TVyada Imaaraadka ay si toos ah (live) ugu olol eynayaan in sha cabka Imaaraadka uu lacago u ururiyo Abaa raha Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Md.Ca bdirax maan Cumar Cismaan (En g.Yarisow) oo shalay kul an gaar ah la qa atay Safiirka Imaaraadka ee u fadh iya So omaaliya Md.Maxamed AlOthman ay aa ugu horeyn uga mahad celiyey taagee rada joogtada ah ee dalka Imaaraadku uu u fidiyo Dowladda iyo sha cabka Soomaali yeed, iyo weliba gaar ahaan qor shaha olo laha lacag ururinta ee shalay oo Jimco aheyd 21ka April 2017 oo dhammaan telefis hinnada dalka Imaaraadka ay si toos ah (l ive) lacag uru rin ugu sameynayeen u gur madka abaaraha Sooma aliya saacadaha 1da duhurnimo ilaa iyo 7da fiidn imo ee xalay.
Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri "Soomaa liya ma iloobi doonto cid kasta oo u soo gurmata waqtigan xasaasiga ah oo ay sha cabka Soomaaliyeed la tac aalayaan aba aro ba’an oo laga cabsi qabo in macl uul ay dalka ka dilaacdo.
Dalka Isutaga Imaaraad ka Carabta (UAE) oo si toos ah u gargaara shacab ka tabaaleysan ee u baahan gargaarka waan uga mahad celineynaa u gurmadka waqt igan xasaasiga ah iyo u asteynta sha lay ee dhammaan TVyada dalka Imaar aadka ay Olole lacag ururin u sameynaay een dadka aba arahu aafeeyeen oo la fil ayo in 100 Milyan oo lac agta Imaaraadka ah in la uruuriyo.”
Wasiir Eng. Yarisow ayaa ka codsaday shacab ka Soomaaliyeed oo in muddo ah ba kaalin firfirc oon ka qaadanayey u gu rmadka dadka ay abaaru hu saameeyeen inay sii labo jibbaaraan dadaalkoo da oo ay Ololaha Imaaraadka ee lacag ururinta aysi xoog leh uga qeyb qaataan. Dhamad
DHOWR DIYAARADOOD OO QAAD SIDA AYAA SHALAY KA DEGAY GAROONKA DIYAARADAHA JOWHAR,
Iyadoo shalay la arkay gaadiid fara bad an oo durbaba bilaabay inuu qaadka u da abulo M/ Muqdisho. Khilaaf u dhaxeeya Ganacsatada Qaadka iyo Was aaradda Maaliyadda ayaa sababay in Ganacsat ada go’aan ku gaaraan in aysan Muqdi sho ka dejin diya aradihii Qaadka, k dib markii can shuuro dhe eraad ah lagu kordhi yay. Ganacsatada ay aa ka cabanaya in hal kii Kiilo ee Qaad lagu ca nshuurayo wi xii hadda ka dambeeyay lacag dhan 53, 000 shiling Soomaali, iyadoo dollar ahaan u dhig mo $2.5 (Labo Dollar iyo Bar), halka markii hore lagu canshuuri jiray 43,000 shiling Somali $1.5, (Hal Dollar iyo Bar).
Mid ka mid ah ganacsatada qaadka ayaa u she egay shabakada Jowhar.com in ad eeg wanaagsan iyo soo dhoweynba ay ka heleen mas’uuliyiinta ma amulka gobolka Sh/dhexe ayna u mahad celina yaan
Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ay aa maa lintii 2aad lumineysa kumanaan dollar oo ka soo geli jiray Canshuuraha la ga qaado Qaadka laga ke ena dalka Ken ya, waxaana tani ay faa’ido iyo furs ad ba u tahay Maamulka Hirshabeelle.
Ganacsatada Qaadka ayaa ku adke ysanaya in aysan marnaba ka laaban do onin go’aankooda tan ka soo fara gelinay ana Madaxda dowladda, isla ma rkaana wax laga qabanayo xaaladan soo koror tay.Xigasho:Jowhar.com
G/WASIIRADA OO LOOGA HADLAY MAAREYN TA MAALIYADA, XUQUUQDA SHAQAALAHA, AMNIGA, QORSH AHA KA HORTAGA MUSUQ MAASUQA IYO ARRIMO KALE
Golaha Wasiirada ee XFS ayaa khami istii yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shirguddoomin ayay R/Wasaaraha khe yre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Maareynta Maal iyada, Amniga Qaranka, Xuquuqda Shaqaala ha, Qorshaha ka hortaga Musuqmaasuqa iyo arr imo kale.
Ugu horeyn R/Wasaaraha ayaa hoosta ka xari iqay muhiimada maareynta maali yada si shaqaala ha rayidka iyo ciidamada ay u helaan xaquuqdoo da, isla markaas na loo labo jibaaro aruurinta can shuu raha iyadoo lala dagaalaayo waxii musuqmaa suq ah ee jira. Warbixin dheer ka dib Gol ahu waxey isla garteen in si degdeg ah loo mideeyo nidaamka dakhli uruurinta, si shaqo abuur loogu sameeyo dhalinyara da, in la sameeyo lacagtii shilin Soomaa li ga iyo in maamul wanaag lagu saleeyo nidaamka dakhli uruurinta dalka.
Warbixinta amniga ayaa lagu sheeg ay in dhow aan uu bilaabanayo howlgal cii dan oo ka dhan ah kooxaha argagaxisada ah,iyadoo la diyaarinayo ciidanka isla mar kaasna laga howlgalayo sidii waddo oyin ka gobollada la isagu furi lahaa si shacab ka loo gaarsiiyo gargaarka ay u baahan yi hiin isla mar ka ana loogu fududeyn lahaa isu socodka iyo gana csiga.
R/Wasaaraha ayaa warbixin dheer ka bix iyey shir kii Madaxda Qaranka iyo Mada xweynayaasha Dowad Goboleedyada oo uu sheegay in si wanaagsan la isagu afga rtay dhammaan arrimihii laga hadl ay ayna muuqato yididiilo iyo kalsooni wadasha qeyn buuxda leh. Waxaana la isla gartay in 3dii bilood ba mar ay kulmaan, lagana wada howlgalo sugida am niga dalka oo dhan, iyadoo ciidanka la wada qar ameyn doono dhowaan.
Wasiirka Shaqada & Horumarinta Buls hada aya a warbixin dheer ka bixiyey xaal ada shaqaalaha ray idka ah, iyadoo la qir ay xaalada adag ee shaqaal ahu ku how lgalaan, laguna ammaanay dulqaad koo da iyo howlkarnimadooda, ayaa golahu waxuu ball anqaaday in xaquuqda shaqa alaha laga howl galo iyadoo la hagaajinayo maamulka iyo maareynta shaqaalaha, si loo kordhiyo xirfadooda oo waxsoo saark oodu kor u koco, oo dowladu ay hesho da khli keeni kara in dhalinyarada loo same eyo shaqo abuur.
WasiiruDowlaha Maaliyada oo ka wa rbixiyey qo rshaha ka hortaga Musuqmaa suqa ayaa sheegay in la diyaariyey nida am looga hortagayo lunsasha da hantida qaranka, si loo joogteeyo mushaaraad ka shaqaaalaha rayidka ah, in baaris iyo dab agaljo ogta ah lagu sameeyo sidii loo joo jin lahaa musuq maasuqa oo cidii lagu he lo sharciga la horgeyn do ono. Sidoo kale waxaa la isla gartay in wacyige lin baahs an la sameeyo oo bulshada looga digayo khatarta ay leedahay musuqmaasuqa si loo ciribtiro bulshada ay door uga qaad ato. Hindise Sharciyee dka la dagaalanka Musuqmaasuqana waxaa lagu heshiiyey in la dardargeliyo oo la ansixiyo.
Wasiirka Dhallinyada iyo Cayaaraha ay aa ka war bixisay xaalada wasaarada iyo booqashadii uu Gud doomiyaha Xiriirka Africa ku yimid Soomaaliya. Wa xeyna u mahad celisay dhammaan intii kaalinta wa naagsan ka qaadatay booqashada iyo 2dii cisho ee uu joogay dalka, tanoo soo cel isay sumacadii iyo karaamadii Isboortiga dalka, isla markaasna Gudd oomiyaha Xiri irka FIFA uu isna soo booqan doono dal ka.
Ugu danbeyntii Wasiirada Hawenka & Arrimaha Xaquuqul Insaanka ayaa warbi xin ka bixisay qorsh aha dhismaha Guddi ga Xaquuqul Insaanka iyadoo la isla gart ay in la dardargeliyo hirgelinta qorshaha dhismaha guddigan oo muhiim u ahbul shada Soo maaliyeed DHAMMAAD
MADAXTOOYADA OO BILOWDAY BARNAAMIJ BARAHA BULSHADA SU’AALO LAGU WEYDIINA YO MADAXWEYNAHA
Madaxtooyada Villa Somaliya ayaa shalay oo jimco ah bilowday Kulan Talo Wadaag ah oo Su’a alo lagu weydiinayo Madaxweynaha, gaar ahaan baraha bul shada sida Facebook iyo Twitterka Ma daxtooyada. "Madaxweynuhu wuxuu mart igalina yaa kulan #TaloWadaag ah, waxaa dna su’aalaha ku soo gudbin kartaan Tw itter iyo Facebook”ayaa la gu yiri qoraalo la soo geliyay baraha bulshada Mad axw eynaha.
Su’aal weydiintan ayaa bilaabatay shal ay 9ka subaxnimo xilliga Geeska Afrika, iyadoo ay ku ekeyd 3 da galabnimo. Kul anka Talo wadaag ee su’aal weydiinta Ma daxweynaha ayay dadka fari imo ugu di rayaan baraha bulshada Madaxtooyada, sidoo kalena adeegsanaya Hashtag# Talo Wadaag ama# Ta lkandTweet.
Sidoo kale waxaa barta Twitterka in Madaxwey naha uu su’aalaha ka jawaabi doono caawa, iyadoo illaa iyo hadda dad ku dhow boqol ruux ay su’aalo weydiiye en. Haddaba waxaa la sugayaa jawaaba ha Madaxweynaha ka bixiyo su’aalaha la soo wey diiyay oo qaarkood ah kuwo xasa asi ah.
NIN XAASKIISA OO UUR LAHEYD KU DILAY DEEGAAN U DHOW JOWHAR
Wararka ka imaanaya M/Jowhar ee G/Sh/ Dhe xe ayaa sheegaya in habeen hore dhacdo naxdin laheyd ay ka dha cday, ka dib markii nin xaaskiisa oo uur la heyd ku dilay Tuulo lagu magacaabo Tu ug aarey. Dadka deegaanka Tuugaarey oo qiyaastii M/Jowhar u jira 20KM ayaa sheegaya inuu jiray mu ran soo kala dhex gal ay ninka iyo xaaskiisa, taasoo markii dambe keentay inuu dilo.
Ninkan oo ahaa beeraley ayaa la she egay inuu qori uu heystay ku dilay xaask iisa, markii ay damacday in Tarmuus Sha ah ah inay ku shubto, sida uu shee gay Guddoomiyaha deegaanka. Guddoomiya ha de egaanka Tuugaarey Cali Max amed ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan nin ka dilka gey stay, iyadoo loo gudbinayo M/Jowhar, si loo soo taago Max ka mad.
Dhacdadan ayaa ah mid aad looga ha dal haayo deegaanka Tuugaarey iyo dee gaanada u dhow dhow M/ Jowhar, iyadoo dhacdooyinka noocaan oo kale ay ka dhaceen dhowr jeer Gobolada qaar
DF OO KA HADASHAY DIGNIINTA SHABAAB
DFS ayaa ka hadashay War ka soo baxay AlShabaab, kaasi oo digniin loogu diraayay Dallad aha Waxbarashada Dalka iyo Waalidiinta Sooom aaliyeed. War ka soo baxay AlShabaab dorraad ay aa ah aa in dalladaha Waxbarashada Dalka ay faafiyaan Manaahiij laga soo guuriyay Re er galbeedka. DFS ayaa Warka AlShaba ab ka soo baxay ku tilmaantay inuu ahaa mid aan waxbo ka jirin isla ma rkaana uusan qaldaneyn Manhajka Waxbarasho ee Soomaaliya. Wasiirka Wasaarada Waxba rashada Xukuu mada Soomaaliya C/raxm aan Daahir Cus man oo la hadlay Idaaca da VOA ayaa sheegay in Dowlad da Soo maaliya aysan wax qaldan barin Caruurta Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay in AlShabaab ay do onayaan inay qal qal geliyaan Caruurta iyo Waalidiinta Soom aaliyeed, wuxuuna faah faahin ka bixiyay Manhajka Waxbara sho ee Soomaaliya ay leedahay iyo sida uu u qoran yahay. Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya C/raxm aan Daahir Cusman ayaa sheegay in aan loo baa hneyn in la Siyaasadeeyo Waxbarashada.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Wax barashada ay ka madax banaan tahay Siyaasada, Waxa uuna Al Shabaab ugu baaqay inaysan Siyaasadeyn wax bara shada.
HAWEENEYDA CAALAMKA UGU CULEYSKA BADNAYD OO QALIIN LAGU SAMEEYAY
Haweeneyda caalamka ugu cusleyd ay aa qalliin ay ku sameeyeen dhakhaatiir ka howlgasha isbi taal ku yaal dalka Hindiya waxaa ay uu miisaankeeda hoos ugu dha cay 250kg. Iman Cabdi El Aty ay aa qoys keedu waxa ay sheegeen in culeyskeedu uu markii hore ahaa 500kg ayna awoodi weysay in ay ka baxdo guri muddo 25 Sanadood ah…
Isbitaalka Mumbai Saifee oo ku yaal M/Mumb ay ee dalka Hindiya ayaa qalliin ka ku sameeyay ha weeneydan iyadoo 2dii bilood ee la soo dhaafay ay ku jirtey. Dr. Muffazal Lakdawala oo ah dhakhta rka qalliinka ku sameeyay Iman ayaa la sheegay inay haatan awoodi karto inay ku far iisato kursi, iya doo markii hore ay ah ayd qof aan fariisan karin.
Qoyska ay ka soo jeedo Iman oo hadda ah 36 sa no jir ayaa waxa ay sheegeen in ay markii ay dhala tay uu miisaankeedu ahaa 5kg balse waxaa la she egay inuu ku dhacay cudur loo yaqaan Maroodiyow kaasoo jirka qofka ka dhigo mid si degdeg ah u kob ca.
Iman Cabdi ayaa hoos u dhaca ku yimid cul eyskeeda waxa ay ku weysay rikoorka hore ugu yiil ee miisaan ka dunida ugu haysatay waxaana haat an la sheegay in caalamka ay ugu miisaan badan tahay haweeney lagu magacaabo Pauline Potter oo ku nool dalka Hindiya oo miisaankeedu yahay 293.6 kg (643 lbs)
2 RUUX OO LAGU XALAY DILAY DULEEDKA M/ MUQDISHO
Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa xaalay labo Ruux waxey ku Dileen Dule edka M/ Muqdisho. 2dan qof oo isla soc day ayaa magacyadooda lagu kala shee gay Ibraahin Maxamed iyo Xasan Ca bdi, waxaana Marxuum Ibraahin Maxamed uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay M/ Baydhabo.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shab elle ayaa xaqiijiyay in dilka labadan qof uu ka dhacay Taleeb aha Sh/Ibraahin ee Dul eedka Caasimada Soomaali ya.
"Waxaan mar qura maqalnay rasaas xoo ggan bal se markii ay istaagtay ayaa waxa an ar agnay meyd ka 2 Ruux, kuwaasi oo loo qaaday Saldhiga Galbe ed ee Degma da Dharkeenleey”, sidaasi waxaa yiri Goo bjoogaha.
Meydka 2da qof ee la dilay ayaa sidoo kale loo so qaaday Xarunta Da mbi Baarista ee CIDda, wax aana markii halkaasi la geeyay la ogaaday Ibraahin Maxamed uu ka mid ahaa Ergadii Maamu lka K/Galbeed. Weli majirto cid sheegatay mas’uuliya da dilkii ka dhacay Duleedka M/Muqdi sho. Dilalka loo geysanayo Erga dii soo doortay Xil dhibaanada Baarlam aanka Soomaaliya ayaa mudd ooy inkii da mbe waxey siyaabo kala duwan uga dhac een M/Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gob olada Dalka
xigasho:shabeellenews.com
QARAX QASAARO GEESTAY OO KA DHACAY M/BEYDHABO
Wararka ka imaanaya M/Baydhabo ee xarunta G/Baay ayaa ku Soo Waramay in Weerar loo adeeg saday Bambooyinka nu uca gacanta laga Tuuro in lagu qaaday Barkantarool oo ciidamada K/Galbeed ay ku leeyihiin Xaafada Buulousleey oo ka tirsan Dagmada Baydhabo
Warar kala Duwan ayaa ka soo baxaya Qaasa raha ka Dhashay Weerararkaasi waxayna wararka qaar Sheegayaan in qasaaro Dhimasho iyo mid dhaawac ba uu soo gaaray askartii ku sugayneyd Jag boontiga inkastoo aan la xaqiijin Tirada Rasmi ga ah ee Waxyeelada Qaraxyada asi Saaraakiil ka Tir san Ciidamada Maa mulka K/Galbeed ayaa Xaqiijiyey inay uu jiro weerarkaasi balse waxa ay ka cudu daarteen in ay ka hadlaan Qasaaraha we erarkaasi uu sababy inta uu la egyahay.
RA'ISUL WASAARE KHEYRE OO BOOQA SHO KAD IS AH KU TAGAY D/DAYNIILE EE G/BANAADIR
R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa shalay Barqadii gaaray degmada Dayni ile ee G/Ba naadir halkaasoo sii diirran loogu soo dhoweeyey. Waxaa RW Kheyre ayaa ku wehliya booqashadiisa masuuliyiin ka tirsan dowladda oo isugu jira maamulka G/Banaadir, wasiirro, xildhib aanno iyo saraakiil ciidan.
R/wasaaraha iyo xubnaha la socda ayay wararka qaar sheegayaan iney halkaas ku la yheen kulan lo oga hadlayo ammaanka kaa soo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiirro iyo taliy eyaasha ciidamada ammaanka qaarkoood.
Intii Raisul wasaaraha & wafdigiisa ay jooge en degmada dayniile ayaa waxay booqdeen qeybo ka mid ah degmadaas, iyadoo xaflad lag u soo dhowey nayey ay ka dhacday hote lka Tropical Village oo ku yaalla degmadaas, waxaana dhinaca kale si we yn loo xoojiyey ammaanka degmadaasi
R.W KU XIGEENKA "QORSHAHA AMNIGA CAAS IMADDA AYAAN DIYAARINAY”
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abu uka ate Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) aya a kham iistii marti ku ahaa Barnaamij si to os uga baxayay TVga Dowladda R/Wasaare ayaa sheegay DFS in mudo kooban ay ku di yaarisay Qorshaha Amniga Qaranka Qorsh aha Amniga Caasimadda, taasi oo loogu tala galay in lagu xasiliyo Amniga.
Waxa uu sheegay shacabka in looga baah an yahay inay soo sheegaan Qofka sameyna ya waxya ab aha lidiga ku ah Amniga, si loo ga aro nabad iyo Am ni loo dhan yahay. Abuuka ate Mahdi Maxa med Gu uleed (Khadar) R/ Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay Am niga in keliya aysan sugi kar in Wasiirka Amn iga iyo Taliyaha Nabad Sugidda, lana ogaado in Qof walba Amniga uu masuuliyad ka saaran yahay. M/Muqdisho mararka qaar waxaa ka dhaca dilal qorsheysan kuwaasi oo loo geysto Ask arta iyo Od ayaasha Dhaqanka ee soo xul ay Xil dhibaanada Ba arlamaanka, waxaana Hay’adaha am maanka ay wadaan dadaalo loo ga ho rtagayo falalka Amni daro ee ka dhaca Muqdi sho.
MIDOWGA AFRIKA OO SHEEGAY IN CIIDAMADA AMISOM AY ISAGA BAXAYAAN SOOMAALIYA
Wakiilka gaarka ah ee Ururka Midowga Afr ika u qaabilsan arimaha Dalka Soomaaliya, Fr ancisco Madeira ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxuu ka she egay in Ciidamada AMISOM ay bixi doonaan 2020. Danjiraha Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada AMI SOM ay qorsheenayaan in ama anka guud ee Dalka ay ku wareejiyaan Ciidamada huwanta.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Danjire Fra nc isco Madeira waxuu tilmaamay in muddo hal sanno ah ay ku qaadan doonto in Ciidama da AMISOM ay ka baxaan Dalka Soomaaliya.
Ka bixitaanka ayaa waxuu ku sheegay in uu bil aaban doono markii la gaaro Sanadd 20 20, islam arkaana amaanka guud ee Dalka la gu wareejiyo Ciidamada DS Ugu dambeyn, Danjiraha ayaa qeexay in Soomaaliya ay Soo maali leedahay, islamarkaana AMISOM aysan sii joogidoon in gudaha Soomaaliya.
SARKAAL KA TIRSANAA CIIDAMADA PUNTLAND OO GAALKACYO LAGU TOOGTAY
Wararka inaga soo gaaraya MG/kacyo gaar ahaan Waqooyiga, ayaa sheegaya in xalay Ko oxo hub aysan M/daasi ay ku toogteen Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Puntland. Sarkaalkaan ayaa lagu dilay meel aanan sidaasi kaga fog eyn hooygiisa, ka dib markii rag wajiyada soo duubtay ay Bistoolad ku too gteen.
Wararka waxa ay sheegayaan ninka la dilay in lagu magacaabi jiray Axmed Cabdiraxman Xasan Nu ur Gaandi wuxuuna ka mid ahaa si da wararka ay sheegayaan illaalada Madaxw eynaha Puntland C/w ali Maxamed Cali Gaas.
Raggii dilka gaystay ayaa ka baxsaday goob ta, iyadoo ciidamada Puntland mar dambe ay soo gaar een goobta ay wax ka dhaceen baari taanana ay ka sameeyeen.
BAARLAMAANKA KWAIT OO KU BAAQAY IN LA CAAWIYO SHACABKA SOOMAALIYEED
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Kwait ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo ca awiyo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaruhu saameeyeen. Xildhibaanada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in Gargaar ay iska soo Aru uriyeen dhawaan in ay soo gaarsiin doonaan Soomaaliya.
Cali AlDeqbasi oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Kwait ayaa Warbaahinta u she egay in dadka reer Kwait laga doonaayo in ay garab is taagaan Shacabka Soomaaliyeed . Mudanaha ayaa si doo kale tilmaamay in dala lka Carabta laga rabo dhibaatada in aysan ku fiirsan walaalahooda dhiba ateysan.Abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa kasii daraysa Maalinba maalinta ka dambeysa. Waxaana Bul shada Soomaaliyeed ay wada an dadaalo kala du wan oo lagu caawinaayo dadka ay Abaaruhu saa meeyeen.
UK oo ciidamo usoo diraysa Soomaaliya
Dowladda Uk ayaa sheegtay in ciidamo ka ti rsan kuwa Milatariga dalkaasi oo tababara yaal ah ay soo gaari doonaan M/Muqdisho si ay uga qeyb qaataan dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliy eed. War kasoo ba xay dowladda Uk ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay si weyn uga qeyb qaataan suggitaanka Amniga Soomaaliya.
Sidoo kale dowladda Uk ayaa sheegtay in qodobo badan oo ka mid ah Ammaanka Soom aaliya diirada lagu saari doono shirka lagu qa ban doono M/London ee UK. Ciidamadaan Bir itishka ah ee ku soo wajahan Soomaaliya ay aa loogu tala galay in ay hor mariyaan Cii damada xoogga dalka Soomaali yeed. D/ UK ayaa ka mid ah dowla daha sida weyn u taag eera Soomaaliya.
MARAYKANKA OO SHEEGAY IN UU KAALIYIHII ALBAQDAADI KU DILAY SUURIYA
Wasaaradda gaashaan dhigga Maraykanka ee Pentagonka, ayaa sheegtay in ciidamo Ma raykan ahi weerar ay ka fuliyeen dalka Suuriya gudihiisa, ay ku dileen kaaliye aad ugu dhaw hogaamiyaha kooxda la baxday Dawladda Isl aamka, Abu Bakr alBaqdaadi.
Afhayeen u hadlay Pentagonka, John Tho mas, ayaa sheegay in Cabduraxmaan alUzbe ki la dilay lixdii bishan Abriil laakiin wax faah faahin ah oo dheeraad ah muu bixin.
Waxaase uu sheegay in AlUzbeki uu ku lug lahaa qorshaynta weerarkii lagu qaaday xarun caways oo ku taal Istanbul horraantii sannadk an oo lagu dilay ugu yaraan sagaal qof.
Weriye ka tirsan BBCda ayaa sheegaya in, in kasta oo ay shan boqol oo ciidamo gaar oo Maraykan ahi joogaan gudaha Suuriya, ay had ana dhiftahay inay hawl gallo ka fuliyaan, mu hiimaddooda koob aad na ay tahay uun in ay talo ciidan siiyaan kooxaha dalkaas ee dagaal ka kula jira kooxda la baxday D/Islaamka.
KOOXDA "DAWLADDA ISLAAMKA” OO SHEE GATAY WEERARKII PARIS
Booliska Faransiiska ayaa sheegay in aska ri boo lis ah toogasho lagu dilay2 kalena lagu dhaawa cay bartamaha Paris, iyo in sidoo kale ay ciidanka nab ad gelyadu dileen ninkii askar ta soo weeraray. Boolisku waxay sheegeen in nin dabley ah oo kelidii ahaa rasaas ku fur ay askarta ka horintii aan isa gana la dilin isa ga oo is leh goobta ka baxso, wax aana booli sku xidheen gooba weerarku ka dhacay oo ah ChampsElysees.
Madaxweyne Francois Hollande ayaa she egay inuu rumaysanyahay in weerarku ahaa mid "agagi xiso xidhiidh la leh”. Kooxda la bax day D/islaamka ayaa sheegtay in mid ka mid ah"dagaaly ahannade edu” uu weerar kaa qa aday. Ka dib markii weerarro baaxad lahaa oo dalka ka dhacay ay sheegatay kooxda la baxd ay D/Islaamku, ayaa mitidnimada Islaam iyiin tu waxay noqotay arrin aad loogaga dooda yey ololaha door ashada. Weeraradii u dam beeyey ee ay sheegatay kooxda Dawladda Isl aam ku waxa ku dhintay 238 qof tan iyo san nadkii 2015kii sida ay tibaaxday xog laga helay wakaaladda wararka AFP.
Dhawr ka mid ah musharaxiinta ka qayb galaya tartanka doorashada madaxtinimada ee Axadda dhi ci doonta ayaa ololohoodii jooj iyey si ay u muujiy aan tixgalinta ay u hayaan shacabka iyo xukuu mad da Faransiiska. Mush araxa xisbiga midig dhexe, Fa rancois Fillon, ayaa sidoo kale ugu baaqay mushar axiinta ka le in ay tallaabo tooda la mid ah qaadaan.
"Sida ay u muuqato, askarta booliska ah si ula kac ah ayaa loo bartilmaameedsaday” ay uu yidhi afh ayeenka wasaaradda arimaha gu daha, PierreHenry Brandet. Madaxweyne Holl and ayaa ka dib markii uu kulan degdeg ah la yeeshay ra’isal was aaraha iyo wasiirka arim aha gudaha, wuxu sheeg ay in qaranku taage ero buuxda la garab taaganyah ay ciidamada nabad gelyada isla markaana maam uus qa ran lagu aasi doono askarta booliska ah ee la dilay.
Waxaanu intaa ku daray inuu aroornimada Jimcaha ah kulan la yeelan doono golihiisa na badge lyada ee xukuumadiisa. Weriyaha BBCda, Hugh Schofield, ayaa ku soo waramaya in ChampsElys ees oo dunida aad looga yaqa an dad aad u badan ina dalxiis u tagaan mud do dheer loo arkayey in ay no qon karto goob la bartilmaameedsan karo. Qiyastii saacaddu markii ay ahayd 9:00 hab eeni mo xiliga Paris ayaa nin baabuurkii uu watay soo ag joojiyey bas yar oo boolisku lee yihiin ka dibna ra saas ayuu ku furay, ayuu yi dhi Mr Brandet oo ah afhayeenka wasaarad da arimaha guduhu.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH SABTI 22-KA ABRIILE 2017-KA
MADAXWEYNAHA JFS MD. FARMAAJO AYAA KHADKA TELEEFOONKA KULA HADLAY MADAXWEYNE ERDOGAN. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn ugu hambalye eyay Madaxweyne Erdoğan iyo Shacabka Turkig aba nati ijada aftida dha cday 17 April 2017, ta as oo ay sha cab ka Turk