Mid ka mida odayaasha caanka ka ah Muqdisho oo codsi u diray Baarlamaanka

0
Saturday March 25, 2017 - 11:00:19 in Wararka by
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid ka mida odayaasha caanka ka ah Muqdisho oo codsi u diray Baarlamaanka

    Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad, oo ka tirsan wax-garadka beesha Hawiye, ayaa waxa uu codkiisa ku biiriyay aragtiyaha ay bulshadu ka dhiibanaysay xukuumadda cusub, ee uu dhawaan soo dhisay ra'isul-wasaare Xasan Cali Kheyrre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad, oo ka tirsan wax-garadka beesha Hawiye, ayaa waxa uu codkiisa ku biiriyay aragtiyaha ay bulshadu ka dhiibanaysay xukuumadda cusub, ee uu dhawaan soo dhisay ra'isul-wasaare Xasan Cali Kheyrre.

Nabaddoon Xaad ayaa waxa uu taageeray xukuumadda cusub, isaga oo ku sheegay mid dhismaheeda aad looga fiirsaday, oo uu ka rejaynayo waxqabad.

Nabaddoonka ayaa waxa uu Baarlamanka Soomaaliya ka codsaday in ay ansixiyaan xukuumadda, waxaana uu meesha ka saaray eedaha loo jeedinayo xukuumadda, kuwaas oo uu ku tilmaamay kuwo salka ku haya dano gaar ah.

Taageerada uu nabaddoon Xaad u muujiyay xukuumadda waxaa barbar-socda mucaaraddad ay xildhibaannno, siyaasiyiin, iyo dad kale oo qeybaha bulshada ka mid ah u jeediyeen xukuumadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip