Sidee loo arkay magacaabista wasiir Yariisow? (Warbixin xiiso leh)

0
Saturday March 25, 2017 - 10:53:28 in Wararka by
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee loo arkay magacaabista wasiir Yariisow? (Warbixin xiiso leh)

    Bahda warbaahinta Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweeyay magacaabista wasiirka cusub ee warfaafinta iyo hannuuninta dadweynahaCabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahda warbaahinta Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweeyay magacaabista wasiirka cusub ee warfaafinta iyo hannuuninta dadweynahaCabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow)

Eng. Yarisow ayaa waxaa lagu tilmaamay aqoonyahan leh karti, hufnaan iyo waayo aragnimo buuxda. Waxaana la amaanay shaqooyinkii uu ka soo qabtay wasaaradda warfaafinta xilligii uu wasiirka ka ahaa.

Wasiirka cusub ee warfaafinta ayaa ah aqoonyahan haysta shahaaddada Masterka, isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii hore; sida wasiirka lacagta, wasiirka warfaafinta, la-taliyaha, iyo af-hayeenka madaxweynaha.

Mudane Yariisow, oo mudo dheer ku noolaa dalka Ingariiska, ayaa waxa dadka yaqaanna ay sheegeen in uu shaqooyin muhiim ah ka soo qabtay jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Ingariiska, iyo weliba dowladda Hoose ee London.

Dadka yaqaanna, waxa ay Eng. Yarisow ku sheegaan muwaaddin daacad ah, dalkiisa jecel, mar walbana u taagan horumarka bulshada iyo dowladnimada Soomaaliya.

By Nuur Ismaaciill Sheekh

  •  



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip