Xaalada Caafimaad Ee Fanaanada Zeynab Xaaji Baxsan Oo Laga Deyrinayo (Warbixin)

0
Saturday March 25, 2017 - 10:29:54 in Wararka by
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Caafimaad Ee Fanaanada Zeynab Xaaji Baxsan Oo Laga Deyrinayo (Warbixin)

    Waxaa magaalada Muqdisho ku xanuunsaneysa fanaanada weyn ee wadaniyada ah Zeynab Xaaji Cali Siigaale "Baxsan" oo ka mid ah aheyd fanaaninti waaweyned ee dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Muqdisho ku xanuunsaneysa fanaanada weyn ee wadaniyada ah Zeynab Xaaji Cali Siigaale "Baxsan" oo ka mid ah aheyd fanaaninti waaweyned ee dalka.

Wasiirada isboortiga iyo dhalinyarada Khadija Diiriye oo ku booqatay hooygeeda manta ayaa sheegtay in xaaladeyda aad looga deyrinayo fanaanada oo ay liidato.

Khadiijo ayaa sheegtay in loo baahanyahay in xaalada caafimaad ee Baxsan wax laga qabto iadoo baaq ujedisay dawladda iyo shacabka

"baxsan fanaanad Qaran ayeey aheyd waxey diiday iney dalkeda ka baxdo oo ay qurbo aado sax ma aha in maanta ay ku xanuunsaneyso Muqdsho oo aan wax loo qabanā€¯ ayey Tiri Diiriye

Baxsan oo ka mid aheyd fanaaninti u horeysay ee Soomaaliyeed ayaa lagu xasuustaa doorkeedi wadinyadda xiliyadi dalka uu dagaalka ku jiray gaar ahaan dagaalki 1977 ee Soomaaliya iyo Ethopia .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip