Ciidamo Kenyaan ah oo Ka Howlgalaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

0
Saturday March 25, 2017 - 09:38:15 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Kenyaan ah oo Ka Howlgalaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    Warar lagu kalsoon karo oo ay halayso idaacadda Simba ayaa ku waramaya in Ciidamo kenyaan ah ay ka howlgali doonaan Garoonka Diyaaradaha aadan Cadde ee Magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar lagu kalsoon karo oo ay halayso idaacadda Simba ayaa ku waramaya in Ciidamo kenyaan ah ay ka howlgali doonaan Garoonka Diyaaradaha aadan Cadde ee Magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Ciidamadaan oo tiradooda la sheegin ayaa la tilmaamayaa in howshooda ay noqon doonto in ay baaraan dadka ka ambabaxaya Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho islamarkaana kusii jeeda Garoonka Diyaaraha Magaalada Nairobi.

Ciidamadaan kenyaan ah ee ka howlgali doona Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in uu codsaday Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata madaama Kenya ay waqti walba weeraro qorshaysan ay kala kulanto Xarakada Al-shabaab islamarkaana ay macquul tahay in Al-shabaab horey usii raacaan Diyaaradaha ka baxaya Muqdisho ee kusoo jeeda Magaalada Nairobi.

Soomaliya iyo Kenya ayaa ku heshiiyay Todobaadkii hore In 2 toddobaad gudohood lagu soo afjaro hakadkii amni (security transit) ee Wajeer ay kusoo mari jireen duullimaadyada ka yimaadda Soomaaliya, halkaas oo ay silic iyo saxariir badan kala kulmi jireen shacabka Soomaliyeed, Hadda kaddib, duullimaadyada ka yimaadda Muqdisho waxay toos ugu dagi donaan Nairobi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip