GEERI NAXDIN LEH

0
Thursday November 12, 2015 - 11:28:18 in Wararka by
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GEERI NAXDIN LEH

    Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Madbacada Qaranka Soomaaliya Md.Maxamuudd Maxamed Juun, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Madbacada Qaranka Soomaaliya Md.Maxamuudd Maxamed Juun, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},  Maryan Cali Dhiblaawe, Bashiir Xaaji Iimaan, Cabdi Siyaad Maxamed, Ing.C/raxmaan Maxamuud Cilmi, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamed Axmed Malooko, Cismaan Axmed Niino, Axmed Maxamuud Dhicisoow, Cismaan Maxamuud Walaayo {Loosoow}, Maryan Cabdi Shakuur Aadan {Jiihaa}, C/Casiis Macoow Macallin, Maxamuud Axmed Jimcaale [Firdhiye}, C/qaadir Dhaga weyne, Cabdi Aadan Cismaan {C.Nareeri},Cali Nuur Muudeey {Caliyoow},Cabdi Maxamed Dhiblaawe{Cabdi Jacaf} Maryan Cali Maxamed {Maryan ruun} Xaliimo Sacdiyo Sheekh Cumar, Tirmiro Maxamed Yabroow, Cabdulqaadir Yuusuf Maxamuud {Sheekh Loof}, Xaliimo Nuur Hilowle {Taliso} Faadumo Cumar Maxamed {Faadumo Black}, Qadiijo Sh. Maxamuud {khadiijo Ruush}, Xaliimo Cali Jaakoole,Cabdi Makaraan Cadoow, C/laahi Maxad Warsame {C/hi Jiis} Cabdullaahi Uuseey, Safiyo Sh. Maxamuud , Safiyo Ibraahin Cali {S.loren} Xaawo Maxamed Cumar {Xaawo Luul}, Sacdiyo Maxamed Oreey,Luul Maxamed Gacal,Faadumo Axmed Nuur, Faadumo Cali Caddoow, Sameey Macallin, iyo dhammaan shaqaalihii hore ee W.M.Q. Waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Xasan Cali Gaaboow iyagoo ugu tacsiyadeynaya Geeridii ku Timid Xaaji Abuukar Xasan Cali Gaaboow oo 9/11/2015 ku geeriyooday magaalda JigJiga waxayna alle ugu barayayaan inuu alle ka waraabiyo marxuumka jannadii fardowsa ehelka iyo axsaabtana samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo INNAA LILLAAHI WA INAY ILAAHI RAAJICUUN

Aamiin Aamiin Aamiin

TACSI TIIRAANYO LEH

Maamulka iyo shaqaalah wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo Wabka WWW.MOGTIMES.COMwaxaay Tacsi u dirayaan Reer Xasan Cali Gaaboow iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeridii ku timid Xaaji Abuukar Xasan Cali Gaaboow oo ku geeriyooday 9/11/2015ka magaalada jig jiga

maamulka ayaa waxaa uu si qaas ah ugu tacsiyadeynayaa walaalaha marxuumka ee kala ah Maxamuud Xasan Cali Gaaboow {Cadde Gaaboow duqiii hore ee G. Banaadir iyo Muxuuddiin Xasan Cali Gaaboow {Darbaweyne} iyo caruurta iyo xaaska marxuumka waxaayan alle ugu baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo iyagana samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyoINNAA LILLAAHI WA INAY ILAAHI RAAJICUUN

Aamiin Aamiin Aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip