Tababare Arsene Wenger Waa Inuu Ilmeeyo Mar Walba Oo Uu Ka Hor Yimaado Harry Kane

0
Monday November 09, 2015 - 11:46:45 in Sports News by
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Arsene Wenger Waa Inuu Ilmeeyo Mar Walba Oo Uu Ka Hor Yimaado Harry Kane

    Qosol iyo Ooyin midba. Isaga ayaa sheegi kara kii ugu haboon markii uu ka hor yimaado Harry Kane madama uu yahay gaban ku barbaaray London Colney balse ciqaabay kooxdiisa markii uu qaan gaaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qosol iyo Ooyin midba. Isaga ayaa sheegi kara kii ugu haboon markii uu ka hor yimaado Harry Kane madama uu yahay gaban ku barbaaray London Colney balse ciqaabay kooxdiisa markii uu qaan gaaray.

Harry Kane ayaa hogaanka u dhiibay Tottenham Hotspur qeybta hore ciyaarta kulan ay Emirates ugu martiyeen Arsenal oo hami ka laheed iney hogaanka Horyaalka Kali ku noqoto, balse ma dhicin oo isaga ayaa ka hor istaagay.

Kane and Wenger

Kieran Gibbs oo badal kusoo galay ayaa goolka barbardhaca u dhaliyay Arsenal, kumana guuleysan iney hesho gool ay ku guuleysato.

Harry Kane lix jeer ayuu shabaqa Gunenrs gaaray afar kulan oo uu ka hor yimid, waana go’aan qoomamo ah markii loo ogolaaday inuu kooxda isaga tago isagoo 11-jir ah.

Kane ayaa xili ciyaareedkaan bilowgiisii loo arkay inuu ahaa mar soo bax waqtigiisa dhamaaday madama uu gooldhalinta si dhaqso ah u bilaabin, balse kulamadii dambe ayuu cadeeyay inuu yahay mar walba Harry Kane.

Si kastaba Arsene Wenger waa inuu ilmeeyo mar walba oo uu ka hor yimaado madama uu dhibane u yahay iyadoo waliba uu yahay wiil uu fursad u helay inuu ku haayo kooxdiisa.

Ugu dambeyntii Jamaahiirta Spurs ayaaba bilaabay iney Harry Kane la barbardhigaan halyeeygii hore xulka Ingiriiska Teddy Sheringham.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip